|
wararka
-
Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Maxaabiista Puntland Ee Uu Sii Daayay
Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa go’aansaday in uu sii daayo dhammaan maxaabiistii Puntland ee ciidamada Somaliland ku soo qabteen dagaalkii Tukaraq oo horraantii sanadkii hore dhacay. Wareegto uu soo saaray madaxw...
Tuesday, May 28, 2019
-
rgo Gudoomiye Saleebaan Hogaaminayey Oo Gacmo Madhan Kala Soo Noqday Madaxweyne Muuse Iyo Codsi Uu ka Diiday
Xubno ergo is xil-qaantay oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland , isla markaana uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, kuwaas oo duubka u xidhay sidii ay Madaxweyne Biixi ugu qancin la...
Tuesday, May 28, 2019
-
Prof Samatar Oo Wax Lagu Faano Ku Tilmaamay Barmaamijka Tabliiqa Siyaasadda Ee Xukuumaddu Ka Sastay
Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay saska ay Xukuumadda ka qaadday Barmaamjikii Tabliiqa Siyaasadda ee ay isaga iyo Cali Khaliif ku qabteen magaalooyinka waaweyn ee Somaliland iyaga oo bulshada u bandhigayay wacyi gelin ...
Tuesday, May 28, 2019
-
Adoo Cibaado Jecel Yaanu Faralku Ku Dhaafin! Sheekh Dirir.
Adoo Cibaado Jecel Yaanu Faralku Ku Dhaafin! Sheekh Dirir.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 28, 2019
-
Heshiis Saddex Geesooda oo ay Wada Saxeexdeen Baanka Dhexe, Haayadda Shaqaalaha Iyo Xisaabiyaha Guud
Heshiis Saddex Geesooda oo ay Wada Saxeexdeen Baanka Dhexe, Haayadda Shaqaalaha Iyo Xisaabiyaha Guud
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 28, 2019
-
Daawo Nin lagu xidhay Heesta khadra Daahir Cige qaado”cudurka kagala fardaha,hadii laga gubo dameer dawada lama gaadhayee..”
Daawo Nin lagu xidhay Heesta khadra Daahir Cige qaado"cudurka kagala fardaha,hadii laga gubo dameer dawada lama gaadhayee.."
https://www.youtube.com/watch?v=vsc4RDuPSvg&t=5s
...
Monday, May 27, 2019
-
Somaliland oo Sii Deysay Maxaabiistii Dagaalka Tukoraq Ee Puntland Iyo Tiradooda
Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in madaxweynaha Somaliland uu digreeto madaxweyne uu maanta ku sii daayey 14 maxbuus oo Somaliland maamulka Puntland kaga qabsatey dagaalkii Tukoraq
https:...
Monday, May 27, 2019
-
Xildhibaan Rayte Oo Ka Hadlay Xadhiga Xildhibaan Dhakool
Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay ismarin waaga Xisbiyada ee salka ku haya Doorashada iyo Komishanka, waxaanu xusay inay Xisbiyadu xal iyo heshiis ka gaadhi karaan...
Monday, May 27, 2019
-
Wasaarada Waxbarashada Somaliya Oo Beenisay In Imtixaanka Maanta Ardaydu U Fadhiisanayso La Helay.
Qaybo ka mid ah Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa saakay si weyn loo adkeeyay, waxaana lagu waddaa in maanta ardayda dugsiyadda Sare ay u fadhiistaan Imtixaanka dowladda ee shahaadiga ah.
Tirada ardayda saaka fadhiisanaysa Imt...
Monday, May 27, 2019
-
Masuul Ka Tirsan Qaramada Midoobay Golaha Amaanka Hortiisa Ku Soo Bandhigay Qodobo Ku Jiray Khudbadii Madaxweyne Muuse Ee 18-ka May
Ku-xigeenka madaxa xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, danjire Raisedon Zenenga ayaa u sacabo tumay qodob ku jiray khudbadii Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi uu ka jeediyay xuska maalinta Qaranimada Somaliland ee ...
Monday, May 27, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|