-
Proff Cabdi Ismaaciil Samatar oo Dawladda Somaliya Uga Digay Shirqoolo ay Maagatahay Kenya
Dawladda Kenya waxay dhowaan kordhisay cadaadiska dhinaca diblomaasiyadda ee ay saarayso Soomaaliya iyadoo garoonka Jomo Kenyatta Airport kasoo celisay wasiiroo iyo saraakiil Soomaali ah.
Kenya ayaa sidoo kale dib usoo rogt...
Wednesday, May 29, 2019
-
Itoobiya: Soomaaliland iyo Puntland waxaan u aqoonsanahay in ay hoostagaan dowladda federaalka ee Soomaaliya
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya ayaa ka hadashay liiska dalalka ay wakiilada u joogaan oo ay ku jiraan Soomaaliland iyo Puntland , arrintaa oo lagu tilmaamay inay xukuumadda Addis Ababa kala qeybinayso Soomaaliya.
...
Wednesday, May 29, 2019
-
Dawlada Kenya Oo Qaaday Talaabo Kale Oo Ay Culays Dublamaasiyadeed Ku Saarayso Soomaaliya
Dawlada Kenya ayaa shaacisay talaabo kale oo ka dhan ah Soomaaliya oo ay qaaday.
War ka soo baxay dawlada Kenya ayaa lagu shaaciyey inaanay xukuumada Nairobi ogolaan doonin inay dalkeeda soo galaan alaabaha xamuulka ah iyo sh...
Wednesday, May 29, 2019
-
“Axsaabta Somaliland Maaha Dawladdo Cadaawadi Ka Dhexeeyso Oo Dhufays Iskugu Jira..” Ex Wasiir Cadami
Wasiirkii Gaanshiga ee Xukuumaddii Axmed Siillaanyo Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa Xisbiyada ugu baaqay inay xal deg deg ah ka gaadhan khilaafkooda ku waajahan Doorashada iyo Komishanka, si ay Doorashadu u dhacdo, waxaanu ugu baaq...
Wednesday, May 29, 2019
-
Madaxweynaha Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Taliye Ku Xigeenkii Hore Madaxtoyada Mid Cusub-na Magacaabey
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey taliye ku xigeenkii hore ee ciidanka madaxtooyada Somaliland Dhamme, Axmed Jaamac Ducaale (Alyoos) .
Madaxweynaha ayaa waxa uu xilkan u magacaa...
Wednesday, May 29, 2019
-
Ethiopia oo Meesha Ka Saartay Inay Somaliland U Aqoonsantahay Dawlad
Itoobiya ayaa ka hadashay qoraal lagu arkay bogga intarnet-ka ee wasaaraddeeda arrimaha dibedda, kaas oo Somaliland iyo Puntland lagu daray liiska dalalka ay matalaad diblumaasiyadeed ku leeyihiin.
Itoobiya waxay sheegtay i...
Wednesday, May 29, 2019
-
Waa Kuma Ninka Madaxweyne Farmaajo U Magacaabay Danjiraha Soomaaliya Ee Boqortooyada Sucuudiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkar in uu noqdo Danjiraha Somaliya u qaabilsan dalka aan walaalaha nahay ee Boqortooya...
Wednesday, May 29, 2019
-
Daawo madaxwayne Muuse biixi oo ka sheekeeyay mar uu afduubtay Amb Cawil oo qol ku xidhay isagoo ku tuhmay jawan lacag ah.
Daawo madaxwayne Muuse biixi oo ka sheekeeyay mar uu afduubtay Amb Cawil oo qol ku xidhay isagoo ku tuhmay jawan lacag ah oo uu diyaarad kala soo degay.
https://www.youtube.com/watch?v=M6SGBxCRMXQ&t=9s
...
Tuesday, May 28, 2019
-
Alle Dartii U Caawi Axmed Abiib oo ah Wiil Dhalinyar ah oo La Ildaran Xanuunka Neerfaha Muddo 9 Sanno ah
Alle Dartii U Caawi Axmed Abiib oo ah Wiil Dhalinyar ah oo La Ildaran Xanuunka Neerfaha Muddo 9 Sanno ah
...
Tuesday, May 28, 2019
-
” Berbera Waanu Ku Dagaalmey-naa Oo Walaahi Ah”Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax”
” Berbera Waanu Ku Dagaalmey-naa Oo Walaahi Ah"Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, May 28, 2019
« Previous Page — Next Page »