-
Sadaqada oo La Bixiyo Maxaa Faa’ido Ah Ee Laga Helaa ? “Muxaadaro Cusub”
Sadaqada oo La Bixiyo Maxaa Faa'ido Ah Ee Laga Helaa ? "Muxaadaro Cusub" Waxa Inoo Soo Jeedinaya Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 31, 2019
-
Maanta Hargaysa Waxaa La Inoogu Keenay Dhaqankii Reer Galbeed,Tobankii Ramadaan ugu Danbeeyay ayaa La ina yidhi Sameecadaha Adaanka Ka Saara, Wasiir Khaliilna..” Xildhibaan Dheeg”
Maanta Hargaysa Waxaa La Inoogu Keenay Dhaqankii Reer Galbeed,Tobankii Ramadaan ugu Danbeeyay ayaa La ina yidhi Sameecadaha Adaanka Ka Saara, Wasiir Khaliilna.." Xildhibaan Dheeg"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 30, 2019
-
Daawo Badhasaabkii Gobolka Awdal ka Qaxay oo muddo kadib ku laabtay Magaladda Borama.
Daawo Badhasaabkii Gobolka Awdal ka Qaxay oo muddo kadib ku laabtay Magaladda Borama waxaana banaanka magalada ku soo dhaweeyay qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka awdal.
https://www.youtube.com/watch?v=SjbK14qDeAs...
Thursday, May 30, 2019
-
Baanka Aduunka oo Maal Galin Ku Samaynaya Maashruuc ay Wada Maamulayaan Baanka Somaliland
Somaliland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay Bankiga Adduunka uu lacag dhigayo Bankiga Dhexe ee Somaliland.
Lacagtaas ayey Somaliland sheegtay in lagu isticmalayo mashruuca tayeynta habka maamulka.
Isha Ku Hay Bali...
Thursday, May 30, 2019
-
Dawladda Qatar oo Ka Qayb Gashay Shirka Golaha Iskaashiga Dalalka Khaliijka ee Ka Furmay Makka.
Ra’iisul Wasaaraha dalka Qatar Sheikh Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka ka dhacaya magaalada barakeysan ee Makka, kaasoo uu iclaamiyay Boqorka Sacuudiga.
Waa wafdigii ugu heerka ...
Thursday, May 30, 2019
-
Badhasaabkii Gobolka Awdal oo Dib Ugu Laabtay Gobolkii Kana Hadlay Ujeedadii uu Kaga Maqnaa
Badhasaabkii Gobolka Awdal oo Dib Ugu Laabtay Gobolkii Kana Hadlay Ujeedadii uu Kaga Maqnaa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 30, 2019
-
“Waxaan isku Casilay Dagaal Ay Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Igu Yidhaheen Ku Qaad Puntland…Badhasaabkii Badhan
"Waxaan isku Casilay Dagaal Ay Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Igu Yidhaheen Ku Qaad Puntland…Badhasaabkii Badhan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 30, 2019
-
Sucuudiga oo Hanjabaad U Diray Iiraan
Boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa waxaa ay sheegtay in uu ka dhamaadey dul qaadkii ay Iiran u sameyn jireen isla markaana maanta aan la joogin wakhtigii wada hadal wax lagu dhameyn lahaa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 30, 2019
-
Xildhibaan Nacnac Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyay Inuu Sii Daayo Sheekh Aadan-Sune
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac ayaa Madaxweyne Biixi ugu baaqay inuu sii daayo Sheekh Aadan-sune iyo culimo kale oo dhallinyaro ah oo la xidhan.
Waxa uu sida oo kale xildhibaanku uu sheegay in maamulka Puntland uu ...
Thursday, May 30, 2019
-
Madaxwayne Anuu Garan Maayo Meel Lagaaga Adkaan Jiree Iska Sii Daa Nimanka Arab Iyo Sheekhoodan Aad Jeelka Ku Haysato
Madaxwayne Anuu Garan Maayo Meel Lagaaga Adkaan Jiree Iska Sii Daa Nimanka Arab Iyo Sheekhoodan Aad Jeelka Ku Haysato
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, May 29, 2019
« Previous Page — Next Page »