-
Masuul Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Xilkaqaadis Lagu Sameyey
Masuul Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Xilkaqaadis Lagu Sameyey
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 1, 2019
-
“Inta Uu Sharcigu Soo noqonayo Waanu Aamus-naanaynaa “Xildhibaan Bulqaas”
Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiiladda ee deegaan ahaan laga soo doortay gobolka sanaag ayaa sheegay in xaaladdaha ka taagan deegaanka badhan ay xukuumadu in badan ka dhaga adaygtay.
...
Saturday, June 1, 2019
-
Daad Xoogan oo Burburiyay Biriij Cusub oo Dawladda Hoose Dhawaan Ka Furtay Burco
Daad Xoogan oo Burburiyay Biriij Cusub oo Dawladda Hoose Dhawaan Ka Furtay Burco
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, June 1, 2019
-
Cuyaaryahan Jose Antionia Reyes oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday
Kooxda kubada cagta saville ee ka dhisan wadanka Spain ayaa shaacisay inuu shil gaadhi ku dhintay ciyaaryahankeedii Jose Antionia Reyes oo 35 jir ahaa.
Way soo saartay kooxda Saviile ayaa lagu sheegay in ciyaaryahankani uu ...
Saturday, June 1, 2019
-
Taliyaha Ciidamadda Badhan ee Somaliland oo Ka Hadlay Xaaladda Deegaanka
Taliyaha ciidanka somaliland ee magaaladda badhan Guray Cismaan Saalax ayaa sheegay in ciidanka qaranka somaliland uu isku balaadhiyay jiid gobolka sanaag isla markaasina ay gacanta ku hayaan amaanka magaaladda.
Taliyaha ay...
Saturday, June 1, 2019
-
Nuxurka Dacwad Laga Gudbiyey Xarunta Dhaqanka Ee Hargeysa Iyo Waxyaabaha Ay Daaran Tahay
Abwaan Yuusuf Cabdile Cismaan Shaacir ayaa xarunta dhaqanka ee magaalada Hargeysa ku eedeeyey inay ku kacday fal ka soo horjeeda diinta suuban ee islaamka iyo dhaqanka bulshada somaliland.
Yuusuf Shaacir ayaa sheegay inuu dac...
Saturday, June 1, 2019
-
Daawo Somaliland oo ku dhawaaqday maxkamadaynta ciidankii ka goostay ee Maamulka Puntland u galay.
Daawo Somaliland oo ku dhawaaqday maxkamadaynta ciidankii ka goostay ee Maamulka Puntland u galay. wasiirka gaashaandhiga somaliland ayaa sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyey warbaahinta
https://www.youtube.com/watch?...
Friday, May 31, 2019
-
Daawo Booliska somaliland oo ka digay Facebook Been abuur ah oo lagu samaystay magacooda.
Daawo Booliska somaliland oo ka digay Facebook Been abuur ah oo lagu samaystay magacooda.
https://www.youtube.com/watch?v=JNYrg-IHztw
...
Friday, May 31, 2019
-
Gallan: Ciidanka ka barbar dagaallamaya Soomaaliland ha ku deydaan ciidanka Sanaag
Wasiirka amniga Puntland,Cabdisamad Maxamed Gallan oo ku sugan gobolka Sanaag ayaa ugu baaqay ciidammada ka barbar dagaallamaya Soomaaliland ee Sool iyo Cayn inay ku soo biiraan Puntland, isagoo marka ka hadlayay munaasabad lagu s...
Friday, May 31, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Qatar iyo madaxa golaha milatariga Suudaan
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka boqortooyada Sacuudiga ayaa halkaa kullamo ku qaadanaya.
Madaxweynaha ayaa ugu horrayn ka qeybgalay shirkii degdeg ah ee ay yeesheen dalalka Jaamacadda Car...
Friday, May 31, 2019
« Previous Page — Next Page »