Baanka Aduunka oo Maal Galin Ku Samaynaya Maashruuc ay Wada Maamulayaan Baanka Somaliland
May 30, 2019 - Written by admin
Somaliland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay Bankiga Adduunka uu lacag dhigayo Bankiga Dhexe ee Somaliland.

Lacagtaas ayey Somaliland sheegtay in lagu isticmalayo mashruuca tayeynta habka maamulka.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS