-
Waftigii Somaliland ee Ku Sugnaa Nairobi oo Ka Warbixiyay Kulamadii ay La Qaateen Madaxda Dawladda Somaliya
Waftigii Somaliland ee Ku Sugnaa Nairobi oo Ka Warbixiyay Kulamadii ay La Qaateen Madaxda Dawladda Somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 24, 2019
-
Wargeyska Daily Nation:- Dawlada Kenya Ma Muruqeeda Ayey Ku Tijaabinaysaa Soomaaliya?
Wargeyska ugu weyn ee Nairobi kasoo baxa ee Daily Nation ayaa shalay ciwaan far waaweyn ah ku qoray "Dowladda Kenya oo muruqeeda ku tijaabinaysa Soomaaliya”.
Wargeyska oo ka hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dhacay,...
Friday, May 24, 2019
-
Daawo: Waraysi Xaasaasi ah oo Lala Yeeshay Proff Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Qodobo Xasaasi ah
Daawo: Waraysi Xaasaasi ah oo Lala Yeeshay Proff Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Qodobo Xasaasi ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 24, 2019
-
Golaha Wakiillada Somaliland oo Kulan hawleed wadatashi Ah u qabtay Xeerka Maydhista Lacagaha.
Golaaha Wakiilada ayaa kulan wadatashi (Public Consultation WorkSHOP) Laba maalmood socday u qabtay Xeerkan oo lagu soo martiqaaday daneeyayaasha iyo inta uu saamayn doono dhaqan galkiisu ayaa talooyin dheeraada lagu waydiistay si...
Friday, May 24, 2019
-
Prof Samatar oo Ka Waramay Shakhsiyadda Cabdiraxmaan Cirro Iyo Aqoonta ay Isku Leeyihiin
Prof. Axmed Ismaacil Samatar ayaa ka waramay sida ay haatan isku yihiin xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye oo uu ka mid yahay iyo socdaal diyaaradeed oo Hargeysa ilaa Nayrobi ah oo ay isku sii lug dareen guddoomiyaha xisbiga Wad...
Friday, May 24, 2019
-
Maxaa Lagaga Hadlay Kalfadhigii 35-aad ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Muuse Biixi
Kal-fadhigii 35-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan ...
Thursday, May 23, 2019
-
Qaramada Midoobay:-Dhamaystirka Dastuurka Soomaaliya Waxa Caqabad Ku Ah Wada Hadalkii Hargeysa Iyo Muqdisho Ee Istaagay
Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa kulan gaar ah kaga hadlay dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee soomaaliya ka dhacay dabayaaqadii sanadkii 2018 ilaa horaanta sanadkan 2019.
Golaha amaanka ayaana ugu baaqay dawlada federaalka...
Thursday, May 23, 2019
-
Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlay Dilkii Ka Dhacay Degmadda Ceel Afwayn Iyo Cidii Dilka Gaysatay
Wasiirka Warfaafinta oo Ka Hadlay Dilkii Ka Dhacay Degmadda Ceel Afwayn Iyo Cidii Dilka Gaysatay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 23, 2019
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Kulan La Qaatay Siyaasiin Ka Tirsan Somaliya + Xukuumadda Somaliland oo Gashay Khiyaamo Qaran
Wasiirka arrimaha gudaha somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin gudoomiyaha xisbiga ucid iyo gudoomiye ku xigeenka xisbigaas ayaa kulan la qaatay siyaasiyiin uu kamid yahay gudoomiyaha ururka wadajir cabdishakuur c...
Thursday, May 23, 2019
-
Xukuumadda oo Ka Hadashay Dilkii Ka Dhacay Deegaanka Ceel Afwayn ee Gobolka Sanaag
Xukuumadda oo Ka Hadashay Dilkii Ka Dhacay Deegaanka Ceel Afwayn ee Gobolka Sanaag
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, May 23, 2019
« Previous Page — Next Page »