-
“Somalia Been Bay Ka Sheegta Xaaladda COVID 19 Ee Somaliland
Warsaxaafadeed guddida COVID 19 ee Somaliland
Waxa aanu si wadajir ah ula dagaalamaynaa Fiditaanka Cudurka iyo Faafinta wararka xaqiiqada ka fog.
Ma jirto wax qalab ah oo Dawladda Taagta daran ee Somalia ay keeneen gobolada ...
Monday, May 18, 2020
-
Muuse Biixi oo Noqday Madaxwayne La Ficiltama Maytida Geeriyoota
Madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa noqday madaxwaynihii ugu horeeyay ee somaliland soo mara kaas oo la ficiltama maytida iyo dadkiisa geeriyooda
arintan ayaa soo shaac baxday kadib markii uu ka muquurtay aaskii marx...
Sunday, May 17, 2020
-
Cali Girey oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay Inaan Muuse Biixi Ka Qayb Galin Aaska Marxuum Xasan Guure Jaamac
Kol HADAAN CID LAGA DAYNAHAYN MAWDKA DAMAQIISA
RAGGA HAATAN SOO DIGANAYOW DAN IYO XEESHIINA
Dhinaca ka hortagga COVID-19 Somaliland hal talaabo oo si run ah dhinaca saxa ah loo qaaday ma jirto. Mise waa sidii Cigaal Shiidaad i...
Sunday, May 17, 2020
-
Guddida Covid 19 oo Ku Kacday Musuqmaasuqii Ugu Baahsanaa Abid Iyo Agabkii Lagu Caawiyay oo Lagu Iibinayo Suuqyadda Hargeysa
Guddida Covid 19 ayaa Ku Kacday Musuqmaasuqii Ugu Baahsanaa Abid kadib markii lagu war helay Iyadoo Agabkii Lagu Caawiyay Lagu Iibinayo Suuqyadda waawayn ee Hargeysa iyo dalka oo dhan
agabyadda suuqyadda hargeysa lagu iibinayo ...
Sunday, May 17, 2020
-
Qaadkii oo Maanta Soo Galay Dalka Kadib Markii ay Fasaxday Xukuumadda Somaliland
Qaadkii oo Maanta Soo Galay Dalka Kadib Markii ay Fasaxday Xukuumadda Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 17, 2020
-
Madaxwaynihii Hore ee Galmudug Axmed Cawaale Geelle Xaaf oo Hargeysa Ku Sugan
Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Galmudug ee dalka Soomaaliya Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa socdaal ku jooga caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala.
Mr. Xaaf ayaa Somalil...
Sunday, May 17, 2020
-
Abwaan Cismaan Ku Jare oo Ka Hadlay Shaqadda Laga Caydhiyay
Abwaan Cismaan Ku Jare oo Ka Hadlay Shaqadda Laga Caydhiyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 17, 2020
-
Cabdiraxmaan Ciiro oo Talooyin Ku Aadan Covid 19 La Wadaagay Xukuumadda Somaliland
Cabdiraxmaan Ciiro oo Talooyin Ku Aadan Covid 19 La Wadaagay Xukuumadda Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, May 17, 2020
-
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Farxaan Aadan Haybe oo Ma Gacan Saddexaad Ayaa La Haysata Haayadda ?
Gudoomiyaha haayadda shaqaalaha dawladda somaliland farxaan aadan haybe ayaa u muuqda mid gacan saddexaad la haysato haayadaas isagoo aad moodo inaanu xor u ahayn shaqadiisa
ilowareedyo Baligubadlemedia heshay ayaa sheegaya...
Sunday, May 17, 2020
-
Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka S/land oo ka hadlay Markab Sida Shidaal oo ku xaniban Dekeda Berbera
Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka S/land oo ka hadlay Markab Sida Shidaal oo ku xaniban Dekeda Berbera
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, May 16, 2020
« Previous Page — Next Page »