BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Farxaan Aadan Haybe oo Ma Gacan Saddexaad Ayaa La Haysata Haayadda ?
May 17, 2020 - Written by admin

Gudoomiyaha haayadda shaqaalaha dawladda somaliland farxaan aadan haybe ayaa u muuqda mid gacan saddexaad la haysato haayadaas isagoo aad moodo inaanu xor u ahayn shaqadiisa

ilowareedyo Baligubadlemedia heshay ayaa sheegaya in xoghaynta madaxwayne biixi mubaarug taani la haysto gudoomiye farxaan haayadaas islamarkaana uu isagu yahay masuulka ugu saamaynta badan haayadaas ee sida dadban u haysta

lama garanayo waxa keenay in xoghaynta madaxwayne biixi gacan togaaleeyo haayadaas balse waxa iyaduna la yaab ku noqotay bulshadda sida macnaha yar ee uu gudoomiye farxaan iskugu dhiibay xoghayta madaxwayne biixi

isku soo wada duuboo baligubadlemedia waxay idiin soo gudbin doontaa musuqmaasuq baahsan oo ka taagan haayadaha shaqaalaha dawladda iyo saamaynta baahsan ee uu xoghaynta muuse biixi ku leeyahay haayadaas.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS