-
Mujahaid Xasan Ciise oo Dhambaal Tacsiya U Diray Ehelkii Iyo Qaranka Somaliland ee uu Ka Baxay Marxuum Cali Sandule
Madaxwayne Ku Xigeenkii U Horeeyay ee Somaliland Ahna Gudoomiyihi Ururka Xaqsoor Xasan Ciise Jaamac ayaa Tacsi Tiiraanyo leh u diray Gudoomiye Ku Xigeenkii ururka xaqsoor Cali Sandule oo Ku Geeroyooday Hargeysa laguna Aasay maalin...
Sunday, September 13, 2020
-
Taliska Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Hawlgalo Ciidamadda Amnigu Ka Wadaan Dalka
Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadh ayaa Sheegay in Ciidamada Booliska gacanta ku soo dhigeen 13 Qof oo looga shakiyay in ay maleegayeen falal Argagixiso.
Taliye Dabaale ayaa warkan Ku Baah...
Saturday, September 12, 2020
-
Shirwaynaha Kulmiye oo La Filayo In Dib Loo Dhigo
Warar Kasoo Baxaya Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye ayaa sheegaya in dib loo dhigayo Shirwaynaha Xisbiga kulmiye ilaa muddo dambe oo aan Cayinayn
Warkan oo aan u kuurgalay xalay ilaa maanta ayaa intaas ku daraya in Sababta ugu w...
Saturday, September 12, 2020
-
Maraykanka oo Shiinaha Uga Digay Fara Galinta uu Ku Hayo Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan
Maraykanka oo Shiinaha Uga Digay Fara Galinta uu Ku Hayo Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan
https://youtu.be/Xjt92-tVB6U...
Friday, September 11, 2020
-
Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan oo Ka Hadlay Arrimaha Ay Somaliland Iska Kaashanayaan
Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan oo Ka Hadlay Arrimaha Ay Somaliland Iska Kaashanayaan
https://youtu.be/290r1RFVS14...
Friday, September 11, 2020
-
Ugaas Ka Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Suldaan Habaar
Ugaas Ka Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Suldaan Habaar
https://youtu.be/QMr3znPdCQ8...
Friday, September 11, 2020
-
Dhoolatus Milatari oo Adis Ababa Ka Dhacay Maanta
Dhoolatus Milatari oo Adis Ababa Ka Dhacay Maanta
https://youtu.be/we_eOTPf5yg...
Thursday, September 10, 2020
-
Falanqayn: Maamulka Tigreega Ethiopia oo Ka Dhabeeyay Doorashadii
Falanqayn: Maamulka Tigreega Ethiopia oo Ka Dhabeeyay Doorashadii
https://youtu.be/gKqLqETfGQc...
Thursday, September 10, 2020
-
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland oo Abaal Marino Gudoonsiisay Cashuur Bixiyayaashii Ugu Wanaagsanaa Sanadka 2020
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL ayaa Markii ugu Horaysay Abaal-Marino Gudoonsiisay Cashuur-Bixiyayaashii Ugu Wanaagsanaa 2020-ka. Munaasibada abaal-marinta oo ka qabsoontay Hotel Maamuus Magaalada Hargeisa, ayaa lagu abaal...
Thursday, September 10, 2020
-
Khilaaf Culus oo Ka Dhex Qarxay Madaxwayne Biixi Iyo Cabdi Casiis Samaale
Waxa Jira Khilaaf Huursan oo Ka dhex aloosan Madaxwayne biixi iyo wasiirkii hore ee Maaliyadda cabdicasiis maxamed samaale kaas oo ku aadan Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye
Warar dheeraada oo ay helayso shabakadda Baligubadlemedia a...
Tuesday, September 8, 2020
« Previous Page — Next Page »