Khilaaf Ka Dhex Qarxay Madaxwayne Biixi Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin
October 18, 2020 - Written by admin
Khilaaf Cusub ayaa ka Dhex bilaabmay madaxwaynaha Somaliland Iyo Wasiirka daakhiliga maxamed kaahin axmed Kadib markii Madaxwayne Biixi iskugu yeedhay Maalintii sabtida ee todobaadkan golahiisa wasiiradda ayaa wasiir kaahin dalbaday in xayiraada laga qaado Diyaaradaha fly Dubai Iyo air Arabia balse Madaxwayne Biixi oo u muuqday mid badalay jawigiisa siyaasadeed islamarkaana ka dul guuray Wasiir kaahin Iyo beeshiisa ayaa kadhex hadlaayay islamarkaana soo istaadhay wasiir Siciid Sulub maxamed kaasoo Markasta u jawaabayay wasiir kaahin una muuqday mid awood ka haysta Madaxwayne Biixi

Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horaysay ee Madaxwayne Biixi Ku wacad furo saaxibkiiisii ay mudada soo wada kifaaxeen una Adeegsado shakhsiyaad ay guusha kadib kulmeen
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS