-
Wasiir Saajin Oo Bilaabay Kulamo Cod Raadin Ah
Ilo-wareedyo xog-ogaal ah ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in Wasiir Saajin uu Ergooyinka uu la kulmay uu ka dalbaday in Marka la gaadho Shirweynaha Xisbiga ee bisha dambe ay codkooda siiyaan, si uu ugu guulaysto Jagada Gudd...
Saturday, September 19, 2020
-
Beesha Bariga Burco oo Shir La Iskugu Yeedhay
Beesha Bariga Burco oo Shir La Iskugu Yeedhay
https://youtu.be/zR3Tc8Ek_Z8...
Friday, September 18, 2020
-
Wasiirka H. Maaliyadda JSL Oo Tababar Mihiim Ah U Furay 80 Qasneji Oo Ka Tirsan Waaxda Cashuuraha Berriga
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta Tababar Mihiim Ah U Furay 80 Qasneji Oo Ka Tirsan Waaxda Cashuuraha Berriga, Kuwaas oo 60 ka mid ahi Dumar yihiin, isla markaana ka kala yimid Gobolada...
Thursday, September 17, 2020
-
Madaxwayne Farmaajo oo Magacaabay Raysal Wasaare Cusub
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaddib mar...
Thursday, September 17, 2020
-
Shirka Beelaha Muuse Abokor oo Ka Furmay Deegaanka Barwaaqo
Shirka Beelaha Muuse Abokor Axmed) oo kamida Beelaha (ARAB) ayaa ka furmay magaaladda Barwaaqo ee Dawlad Deegaanka Somalida Shirkan oo Beeshu Ku Ducaysanayso Waxna iskaga Waydiinayso Masiirkeeda Ayaa Socon Doona Maalmaha Soo Socda...
Thursday, September 17, 2020
-
Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Khilaafka Saylici Iyo Saajin
Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Waddani ayaa Maanta Ka Hadlay Khilaafka Xaasaasiga ah ee Ka Dhex Aloosan Madaxwayne Ku Xigeenka Iyo Wasiirka Ganacsiga waxaanuu sheegay in hadalkii wasiirka ganacsiga kasoo yeedhay maalintii shala...
Thursday, September 17, 2020
-
Kulan Maanta Hargeysa Ku Dhex Maray Maxamuud Xaashi Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani
Waxa maanta magaaladda hargaysa kulan xasaasi ah oo aan la ogayn wax kasoo baxay ku dhex maray magaaladda hargeysa wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Maxamud xaashi cabdi iyo hogaamiyaha Xisbiga waddani Xirsi cali xaaji xasan
Kula...
Wednesday, September 16, 2020
-
Munaasibad Lagu Soo Bandhigayay Buuga Better Reference For English Grammar Ayaa Maanta Lagu Qabtay Hotelka Mango Garden ee Hargeysa
Munaasibadan oo ahayd mid bilan islamarkaana si wayn loo soo agaasimay ayaa lagu soo bandhigayay buuga better reference for English grammar kaas oo uu Qoray aqoonyahan mustafe xasan daahir (Wasiirka)
qoraaga buuga mustafe xasan...
Tuesday, September 15, 2020
-
Raysal Wasaare Aby oo Ka Hadlay Lacag Cusub oo Dalkiisu Daabacanayo
Raysal Wasaare Aby oo Ka Hadlay Lacag Cusub oo Dalkiisu Daabacanayo
https://youtu.be/wJD1z__9iTk...
Monday, September 14, 2020
-
Munaasibad Loo Qabtay Qalin Jabinta Dufcadii 17 aad ee Ka Qalin Jabisa Jaamacadda Hargeysa
Munaasibad Loo Qabtay Qalin Jabinta Dufcadii 17 aad ee Ka Qalin Jabisa Jaamacadda Hargeysa ayaa maanta lagu qabtay xarunta jaamacadaas ee Hargeysa
Munaasibadan oo ahayd mid si heersaree ah loo soo Agaasimay ayaa waxa kasoo qayb g...
Sunday, September 13, 2020
« Previous Page — Next Page »