-
Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Madaxwayne Farmaajo oo Ka Dhacay Muqdisho
Dibad-bax lagaga soo horjeedo Madaxweynaha Soomaaliya ee xilku ka sii dhamaanayo ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Dibad-baxayaasha oo isugu jiray haween & dhalinyaro ayaa isugu soo baxay xaafadaha ka tirsan degmooy...
Monday, January 25, 2021
-
Dawladda Kenya oo Ka Hadashay Dagaalka Ka Dhacay Beled Xaawo
Dawladda Kenya ayaa warqad ay u qortay Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa waxa ay ku Sheegtay in ay ka walaacsantahay dagaalka ka dhacay Magaalada Beled Xaawo.
Dawlada Kenya oo ka hadashay dagaalkii Maanta ku dhex maray Magaalada...
Monday, January 25, 2021
-
Ethiopia Iyo Sudan oo Isku Gaystay Duqaymo Dhinaca Hawadda ah
Ciidamada cirka ee dalkan Sudan ayaa Caawa duqeeyay Xuduudka guddaha ee ay wadaagaan dalka Itoobiya,
Warkan oo ay baahisay Al-Arabiya ayaa intaas ku daray in duqaymo Ciidamada Itoobiya ka sameeyeen Xuduudka labadda dal ay k...
Sunday, January 24, 2021
-
Xukuumadda oo Golaha Guurtida U Gudbisay Mudanytii Komishanka Doorashooyinka ee Qabashadda Doorashada.
Golaha Guurtida oo loo soo gudbiyay in ay is Waafajiyaan muddo kordhintii ay u sameeyeen Golaha Wakiilada iyo Cayimaada Koomishanka Doorashooyinka ee Qabashada Doorashooyinka 31 Bisha May 2021.
Xukuumadda ayaa Golaha Guurtida u...
Sunday, January 24, 2021
-
Doorashadii Muuse Biixi Waa Lagu Hungoobay “Siyaasi Ramaax”
Doorashadii Muuse Biixi Waa Lagu Hungoobay "Siyaasi Ramaax"
https://youtu.be/KACFkBm6los...
Sunday, January 24, 2021
-
Dawladda Maraykanka oo War Kasoo Saartay Khilaafka Doorashadda Somaliya
Dawladda Maraykanka oo War Kasoo Saartay Khilaafka Doorashadda Somaliya
https://youtu.be/zLB34bAA-hU...
Sunday, January 24, 2021
-
Afayeenka Xisbiga Waddani oo Sharaxaad Ka Bixiyay Shirka Guddida Fulinta Xisbiga Waddani oo Maanta Ka Qabsoomay Hargeysa
Afayeenka Xisbiga Waddani oo Sharaxaad Ka Bixiyay Shirka Guddida Fulinta Xisbiga Waddani oo Maanta Ka Qabsoomay Hargeysa
https://youtu.be/mY9EcgMDUMI...
Saturday, January 23, 2021
-
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Ka Hadlay Is Waafajinta Go’aanka Doorashadda Iyo Muddo Kordhintii Golaha Guurrida
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo Ka Hadlay Is Waafajinta Go'aanka Doorashadda Iyo Muddo Kordhintii Golaha Guurrida
https://youtu.be/Qm8HuJI_WeQ...
Saturday, January 23, 2021
-
Caasimadda Dadka Yimaadaa Way La Yaabaan Gudaafadeeda Iyo Waddo Xumadeeda “Faysal Cali Waraabe’
Caasimadda Dadka Yimaadaa Way La Yaabaan Gudaafadeeda Iyo Waddo Xumadeeda "Faysal Cali Waraabe'
https://youtu.be/voJ8oOiT9eU...
Saturday, January 23, 2021
-
Golaha Guurtida Somaliland Go’aan Noocee Ah Ayay Ka Gaadhi Doonaan Doorashada Kasoo Hormartay Muddo Kordhintii Ay Sameeyeen?
Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa todobaadkii hore soo saaray war cusub oo ku aadan inay asteeyeen in Doorashooyinka Isxambaarka ee Wakiiladda Iyo deegaanku ku qabsoomaan 31 bisha may ee Sanadkan aynu ku jirno
Balse...
Saturday, January 23, 2021
« Previous Page — Next Page »