BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga Waddani oo Xaflad U Qabtay Raacii Labaad ee Musharaxiinta Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiikadda  Gobolka Awdal.
February 19, 2021 - Written by Ahmed ALI

Hoggaanka Xisbiga WADDANI Oo Ka Qayb-galay Munaasibadda shaacinta Difcadda 2-aad ee Musharraxiinta Gobollada Awdal Iyo Salal uga tartamaya doorashada Wakiillada iyo Deegaanka Xisbiga Iyo Magacyadda 18 Musharrax.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ah ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ka qabsoontay magaalada Boorama oo lagu shaacinayay qaybta 2-aad ee Musharraxiinta Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka uga tartamaya Xisbiga gobollada Awdal iyo Salal.

Musharrixiinta isu soo taagay Golaha Wakiillada iyo deegaanka ee madaxda Xisbiga WADDANI maanta ka qayb gashay xafladdooda shaacinta ayaa kala ah

#Golaha_Deegaanka Degmooyinka Awdal & Salal
1. Cabdinaasir Maxamuud Qowrax
2. Maxamed Axmed Warsame
3. Yaasiin daheeye Qalinle
4. Maxamed Axmed Caateeye
5. Maxamuud Faarax Warsame
6. Mustafe faarax Qabile
7. Maxamed Xuseen Xasan
8. Cabdikhadar Maxamed Cabdi
9.Maxamuud Warsame Ruush
10.Khadar Maxamed Aadan
11.Mustafe Cumar Cige
12.Mooge Cabdillaahi

#Golaha_Wakiilada:
1. Maxamud Cumar Cabdi
2. Mukhtaar Xasan Maydhane
3. Daahir Cawaale Cawaale
4. Axmed Yaasiin Maxamed
5. Cabdikariim Aadan Cumar
6. Maxamed Abiib Yusuf
7. Cabdilaahi Hanfi Boodhle

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS