BALIGUBADLE MEDIA
Xisbiga Waddani oo Musharaxiin Gobolka Awdal Kasoo Jeeda U Qabtay Munaasibad Soo Dhawayn ah.
February 17, 2021 - Written by Ahmed ALI

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi iyo masuuliyiin kale oo xisbiga ah ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ka qabsoontay magaalada Boorama oo lagu shaacinayay Musharraxiin Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka uga tartamaya Xisbiga.

Musharrixiinta isu soo taagay Golaha Wakiillada ee madaxda Xisbiga WADDANI maanta ka qayb gashay xafladdooda shaacinta ayaa kala ah

1. Mudane Maxamed Faarax Cabdi.
2. Mudane Mukhtaar X. Muxumed Faarax.
3. Mudane Idiris Xaashi Dharaar.
4. Mudane Cali Cige Mataan.
5. Mudane Daahir Maxamed Cawaale.
6. Mudane Cabdiqani Maxamed Aadan.
7. Prof Xasan Cumar Halas.

Golaha Deegaanka

1. Mudane Maxamed Aadan Suldaan.
2. Mudane Maxamed Ismaaciil Habane.
3. Mudane Yaasiin Maxamed Bulaale.
4. Mudane Xuseen Muuse Diixood.
5. Mudane Cabdirashiid Saleebaan Xuseen.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS