|
wararka
-
Daawo:- Qosyka Macalinkii Waxayeelda Gaadhsiiyey Maamulaha Iskuulada Nuuradiin Oo Uga Mahadceliyey Cafiska U Sameeyay Macaalinka
Daawo:- Qosyka Macalinkii Waxayeelda Gaadhsiiyey Maamulaha Iskuulada Nuuradiin Oo Uga Mahadceliyey Cafiska U Sameeyay Macaalinka
https://youtu.be/vNBASz9A9Nw
...
Sunday, November 8, 2020
-
UCID Oo Ka Hadlay Xulashada Musharraxiinta Uga Qayb-Galaya Doorashada Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaannada
Hargeysa (BGM): – Xisbiga Mucaaradka ee UCID ayaa ka hadlay Diiwaangelinta Cod-bixiyayaasha ee dhawaan la filayo in dalka laga bilaabo, waxaanu ku booriyey dadweynaha reer Somaliland inay ka faa’iidaystaan oo ay qaataan kaadhk...
Sunday, November 8, 2020
-
Somaliland: Goobaha Laga Samaynay Diwaangelinta Cod-Bixiyeyaasha Iyo Deegaannada Bariga Fog Kaga Jira
Hargeysa(BGM) :– Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Jadwalka Rasmiga ay ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha, taasi oo bilaabmaysa 29-ka bishan November, 2020.
War-saxaafadeed uu Shalay soo saaray Guddoo...
Sunday, November 8, 2020
-
Dowladda Kenya Oo Muqdisho Usoo Dirtay Wafdi Dowladda Soomaaliya Kalasoo Hadla In Xayiraada Laga Qaado Qaadka
Hargeysa(BGM):- Xoghayaha Guud ee Arimaha Dibada Kenya, Danjire Macharia Kamau ayaa gaaray magaalada Muqdisho shalay oo Sabti aheyd, isagoo hogaaminaya wafdi wada hadalo la yeelanaya dowladda Soomaaliya.
Wasaaradda Arrimaha...
Sunday, November 8, 2020
-
’’ Guddoomiyaha Aqalka Sare Wuxuu U Muuqdaa Hoggaamiye Mucaarad Ah” Mahad Guulleed
Hargeysa(BGM):- Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhinaca sharciga ah ee u dhaxeeya Xukuumadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi oo siweyn uga biyo diiday guddiyada doorashada oo ay dowladdu magacaaw...
Sunday, November 8, 2020
-
Deg Deg:- Joe Biden Oo Ku Guulaystay Doorashada Madaxtinimada Dalka Maraykanka
Hargeysa(BGM):- Joe Biden ayaa noqon doona madaxweynihii 46-aad ee dalka Mareykanka, kadib guushii uu ka gaaray gobolka uu ku dhashay ee pennsylvania taasoo ka dhigtay inuu ka sarreeyo codadkii doorashada ee loo baahnaa inuu guule...
Saturday, November 7, 2020
-
Wargeys Warbixin Ka Qoray Maalgelinta Trafigura Ku Samaynayso Somaliland
Hargeysa(BGM): – Wargeyska African business magazine ayaa War-bixin dheer ka qoray Shirkadda Trafigura oo Xukuumadda Somaliland heshiis kula gashay inay Somaliland u soo waarido Shidaalka isla-markaana Ballaadhin ku samayso Haam...
Saturday, November 7, 2020
-
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo War Adag Ka Soo Saaray Guddiyada Doorashooyinka
Hargeysa(BGM):-Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa saluug ka muujiyay Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa qoraal uu soo ...
Saturday, November 7, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo Amray In La Joojiyo Baabuurta Vits Iyo Madaxweynaha Tanzania Oo Wasiiradiisa Ku Amray Inay Isticmaalaan Baabuurtan Ay Somaliland Mamnuucayso
Hargeysa(BGM):-Golaha wasiirada Somaliland ayaa go’aamiyay in la joojiyo gaadiidka Vitz loo yaqaan ee yaryar oo ay wasiiradu ku tilmaameen gaadiid aan manfac u lahayn bulshada.
Shirkii golaha wasiirada ee khamiistii oo uu...
Saturday, November 7, 2020
-
Shariif Sheekh Axmed Oo Maanta U Ambabaxay Dalka Jabuuti
Hargeysa(BGM):- Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Somaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta u ambabaxay Jamhuuriyadda Jabuuti.
Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa la fillayaa in uu dalkaasi kula kulmo Madaxd...
Saturday, November 7, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|