-
Daawo:- Gudida Joogtada Golah Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Hayada Aafooyinka
Daawo:- Gudida Joogtada Golah Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Hayada Aafooyinka
https://youtu.be/6bXHDMFG5zY
...
Tuesday, November 10, 2020
-
Daawo:- Xoghye Xisbiga Waddani Aya Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muse Biixi
Daawo:- Xoghye Xisbiga Waddani Aya Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muse Biixi
https://youtu.be/ZvcddH6lK70
...
Tuesday, November 10, 2020
-
Wararkii Ugu Dambeeyay Gulufka Militari Ee Ka Socdo Gobolka Tigreyga
Hargeysa(BGM):- Ciidamada Militariga Itoobiya ayaa sii wada hawlgalka ka dhanka ah Maamulka Gobolka Tigreyga ee Waqooyiga Itoobiya, iyadoo ciidamaduna isu ballaarinayaan deegaanada Tigreyga.
Taliyaha cusub ee Ciidamada Itoo...
Tuesday, November 10, 2020
-
Warbaahin Caalamiya Oo Sheegtay In Somaliland Door-Bidayso Inay Xidhiidh La Yeelato Isreal
Somaliland waxay noqon kartaa Goob Laga llaaliyo Marinka Bab el-Mandab Oo Muhiim U Ah Isreal iyo Dunida kaleba
Hargeysa (BGM):– Warbaahinta Dunida badhkood ayaa Saadaaliyey inay Suurto-gal tahay in Somaliland heshiis Diblumaa...
Tuesday, November 10, 2020
-
Midowga Africa Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Itoobiya
Hargeysa(BGM):- War ka soo baxay Ururka midowga Africa ayaa looga hadlay dagaalka sii xoogeysanaya ee ciidamada difaaca Qaranka ka wadaan gobolka Ismaamulka Tigray-ga ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya.
Moussa Faki Mahamat gud...
Tuesday, November 10, 2020
-
Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Oo Diiday Guddiyada Doorashada Oo Ay Dowladu Magacaawday
Hargeysa(BGM):- Qoraal ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu qaadacay ka qeybgalka doorashada 2020-21, iyaga dood ka keenay sida loogu kalsoonaan karo guddiyada ay dowladdu u sa...
Tuesday, November 10, 2020
-
Deg Deg :- Xulka Gobolka Hawd Oo Semi-Final Ka U Gudbay
Hargeysa(BGM):- xulka gobolka hawd ayaa u gudbay wareeg afar afarta ama semi final ciyaartu la laaha xulka gobolka badhan.
Ciyaartan ayaa gashay barbar dhac hal iyo hal waxa lagu daray sida cadada ahayd 30mirir oo dheeri ah...
Sunday, November 8, 2020
-
Daawo:- Cali Waran Cade Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Dawlada Somaliya
Daawo:- Cali Waran Cade Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Dawlada Somaliya
https://youtu.be/dHyCZ16WmFw
...
Sunday, November 8, 2020
-
Daawo:- Tallaabada Joojinta Gaadiidka VITZ-Ta Waa Go’aan Dawladnimada Ka Arradan Oo Muujinay Axmaqnimo
Daawo:- Tallaabada Joojinta Gaadiidka VITZ-Ta Waa Go'aan Dawladnimada Ka Arradan Oo Muujinay Axmaqnimo
https://youtu.be/gv_xnsiFL2s
...
Sunday, November 8, 2020
-
Daawo:-Ramaax Oo Weeraray Xukuumada Biixi Saluug-Na Ka Muujiyay Waqtiga Diwaangalinta Loo Qondeeyay
Daawo:-Ramaax Oo Weeraray Xukuumada Biixi Saluug-Na Ka Muujiyay Waqtiga Diwaangalinta Loo Qondeeyay
https://youtu.be/lwyXaN2Kg0I
...
Sunday, November 8, 2020
« Previous Page — Next Page »