-
Guurtida oo La Filayo Inay Is Waafajiyaan Wakhtigs Rasmiga ah ee Doorashada
Golaha Guurtida Oo La Filayo In Ay Muddo Kordhintii Ay Hore U Sameeyeen Waafajiyaan Qorshaha Komishanku Ku Muddeeyey Doorashada Is Barkan
Golaha Guurtida Somaliland, ayaa la filayaa in ay toddobaadkan yeeshaan Fadhi aan caadi a...
Saturday, January 30, 2021
-
Raysal Wasaare Aby oo Muddo La Baafinayay Kadib Ka Soo Muuqday Goob uu Booqday
Raysal Wasaare Aby oo Muddo La Baafinayay Kadib Ka Soo Muuqday Goob uu Booqday
https://youtu.be/i-vfpj9heEc...
Friday, January 29, 2021
-
Duqa Caasimadda oo Markale U Guclaynaya Inuu Soo Laabto
Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa Markale u Sharaxan Golaha Deegaanka Hargeysa isagoo Maalmihii u dambeeyay olole wayn kaga jiray dhinaca Beeshiisa uu u matalo deegaanka
Waxa ay noqonaysa...
Friday, January 29, 2021
-
Jubaland oo War Cusub Kasoo Saartay Khilaafka Kenya Iyo Somaliya.
"Dawlad gobaleedka Jubbaland waxa arrin la yaab leh ku noqotey dacwadii ay Soomaaliya ka gudbisey IGAD inay ku jirto aflagaado qayaxan oo loo gaystey,Madaxweynaha Dawlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele...
Thursday, January 28, 2021
-
Madaxwayne Farmaajo oo Saxeexay Xeerkii Matalaadda Gobolka Banaadir ee Golaha Sarre.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.
M...
Thursday, January 28, 2021
-
Musharax Cabdinaasir Ramli oo Sheegay Inuu Iska Casilay Golaha Deegaanka Hargeysa oo uu Ka Sharaxnaa.
Musharax Cabdinaasir Ibraahim Axmed Cabdinaasir (Ramli) oo u sharaxnaa Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa ka tanaasulay hankiisii Musharaxnimo.
Musharaxa ayaa waxa uu sheegay in sababo badan oo jira beesha dhex deeda...
Wednesday, January 27, 2021
-
Xikdhibaan Cabdiqaadir Xaamud oo Kamida Golaha Wakiiladda oo Shaaciyay Inuu Markale U Sharaxan Yahay Golaha Wakiiladda Somaliland
Xildhibaan Cabdiqaadir Xaamud oo tirsan Baarlamaanka Somaliland ayaa Sheegay in uu sharaxan yahay Doorashada Golaha Wakiilada.
.
Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Somaliland aya...
Wednesday, January 27, 2021
-
Ururka Goboleedka IGAD oo War Cusub Kasoo Saaray Dagaalkii Kenya Iyo Somaliya Ku Dhex Maray Xuduuda Labadda Waddan.
Dawladda Kenya ayaa soo dhaweysay warbixin ay soo saareen guddiga xaqiiqda raadinta ee ururka goboleedka IGAD uu u diray xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya.
Guddigaas, oo xuduudda labada dal booqday intii u dhaxeysay 9-kii iyo ...
Wednesday, January 27, 2021
-
Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Guddida Kala Xulista Musharixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.
Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Guddida Kala Xulista Musharixiinta Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 26, 2021
-
Daawo Barnaamij Gaar ah oo Laga Diyaariyay Misaajidada Dalka Turkiga
Daawo Barnaamij Gaar ah oo Laga Diyaariyay Misaajidada Dalka Turkiga
https://youtu.be/9HBb460fQtQ...
Tuesday, January 26, 2021
« Previous Page — Next Page »