BALIGUBADLE MEDIA
Duqa Caasimadda oo Markale U Guclaynaya Inuu Soo Laabto
January 29, 2021 - Written by admin

Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa Markale u Sharaxan Golaha Deegaanka Hargeysa isagoo Maalmihii u dambeeyay olole wayn kaga jiray dhinaca Beeshiisa uu u matalo deegaanka

Waxa ay noqonaysaa markii labaad ee Maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco isku soo taago Doorashada Golaha Deegaanka Hargeysa.

Shacabka hargeysa ayaa u dheg taagaya Shirka jaraaid ee ugu horeeya ee maayar soltelko ku shaaciyo inuu Sharaxan yahay iyagoo ilaa hadda rumaysan la’ wararka suuqa lasoo galiyay ee sheegeya Musharaxnimadda Soltelko

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS