|
wararka
-
Xisbiga Waddani oo Shaaciyay Wakhtiga Rasmiga ah Ee La Qabanayo Shirwaynaha Xisbiga.
Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku dhawaaqay in uu qabsanayo shirweynihii Xisbigaasi dabayaaqada bisha soo socota ee October.
Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani, Khadar Xuseen ayaa sheegay in shirkoodu qabsoomo dooni ...
Wednesday, September 1, 2021
-
Waa Sidee Xaaladda Coldoon Kadib Xabsigii Loo Taxaabay.
Xildhibaan Axmed-khaliif Jaamac Saalax, ayaa sheegay in xaalad caafimaad Hargeysa loo keenay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xanuun ka cabanayey, kaas oo laga soo qaaday Jeelka Mandheera.
Xildhibaan Axmed khaliif Jaamac Saalax, oo...
Wednesday, September 1, 2021
-
Madaxwayne Muuse Biixi Muxuu Ugu Abaal Guday Dadkii Kursiga Saaray “Qalinkii Sheekh Ku Caddeeye”
"Madaxweyne Muuse Biixi muxuu ugu abaal guday dadkii sida hagar la'aanta ah ugu maamuusay kursiga looga arrimiyo dalka Jamhuuriyadda Somaliland ?"
Waxa qoray Xildhibaan Sh. Axmed Dayib Aaden kucadeeye
Dareenka iyo filashadu ...
Wednesday, September 1, 2021
-
Fariin Ku Socota Shir Gudoonka Golaha Wakiiladda.
Fariin ku socota Shir-gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed.
Waxa qortay Xamda Raage
Mudane gudoomiye waqtigan la joogo Somaliland xeerarka ay ugu baahi badanyihiin waxa ka mid ah xeerarkan h...
Monday, August 30, 2021
-
Kulan Lagaga Hadlayo Wadatashiga Qaranka Oo Lagu Qabtay Hargeysa.
Kulan balaadhan oo lagaga wada tashanayey wacyi gelinta qaranka, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasaaraddaha iyo Hay'addaha Dawladdaha, ayaa maanta lagu qabtay Huteel Baraar ee Magaalada Hargeysa.
Kulankan oo ay ka qayb galeen ...
Monday, August 30, 2021
-
Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha Qaybta 4-aad “Barnaamijka Wacyi galinta Cashuuraha”
Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha Qaybta 4-aad "Barnaamijka Wacyi galinta Cashuuraha"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, August 27, 2021
-
Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha Qaybta 3-aad “Barnaamijka Wacyi galinta Cashuuraha”
Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha Qaybta 3-aad "Barnaamijka Wacyi galinta Cashuuraha"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, August 27, 2021
-
Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha Qaybta 2-aad “Barnaamijka Wacyi galinta Cashuuraha”
Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha Qaybta 2-aad "Barnaamijka Wacyi galinta Cashuuraha"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, August 27, 2021
-
Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha Qaybta 1-aad “Barnaamijka Wacyi galinta Cashuuraha”
Cashuurta iyo Cashuur-bixiyaha Qaybta 1-aad "Barnaamijka Wacyi galinta Cashuuraha"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, August 27, 2021
-
Waalidka Ubadkoodu Dhigto Jaamacadda Barwaaqo oo Warbaahinta La Hadlay
Waalidka Ubadkoodu Dhigto Jaamacadda Barwaaqo oo Warbaahinta La Hadlay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, August 22, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|