|
wararka
-
Wejigii koowaad ee dib u dhiska Suuqa ee Waaheen ayaa la bilaabay
Dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa sheegtay in Dhismaha Suuqa Waheen Wejigii 1aad oo ah Nadiifinta Qashinkii ka soo hadhay Dabkii Ka kacay Suuqa Waheen la bilaabay.
Marka la dhameeyo Nadiifinta Suuqa Waxaa si Toos ah loo Bila...
Tuesday, April 12, 2022
-
Cali Gurey Oo Dhaliilay Muuse Biixi
"Madaxwayne Muuse waxa iskaga qaldan waxay mucaaridkiisa isku hayaan iyo waxa aanay isku haynin. Marka aynu dhegaysano sameecadihiisa wuxu inaga dhaadhicinayaa in xataa ka soo kabashada Suuqii Waaheen ee gubtay ay ka soo horjeedaa...
Tuesday, April 12, 2022
-
Dahabshiil Group Oo Deeq Lacageed Ku Wareejisay Guddida Suuqa Waaheen.
Shirkada Dahabshiil Group ayaa Gudida taakulaynta Suuqa Waaheen ku wareejisay Lacag dhan $700,000 Kun oo Dollar kaas oo ay ugu talo gashay inay kaga qayb qaadato Dib u dhisay Suuqa Waaheen.
Shirkada ayaa Bixisay $500,000 Kun oo...
Sunday, April 10, 2022
-
Telesom Oo Guddida Suuqa Waaheen Gudoonsiisay Deeq Lacageed.
Shirkadda Telesom oo Guddida Ganacsatada iyo Culimada ee Gargaarka Suuqa Waaheen Guddoonsiiyey Nus malyuun Dollar ($500,000) oo ay bixiyeen Shirkaddaha Telesom Group iyo $100,000 oo shaqaalaha weynaha Telesom ku deeqeen.
Is...
Sunday, April 10, 2022
-
Shirkadda Telesom Oo Ka Hadashay Khasaarihii Gaadhay Suuqa Waaheen
Shirkadda Telesom Oo Ka Hadashay Khasaarihii Gaadhay Suuqa Waaheen
https://youtu.be/_HEad9Y2H-M...
Monday, April 4, 2022
-
Dawladda Somaliya Oo Lacag Malaayiin Dollar ah Usoo Daynaysa Somaliland
Dawladda Somaliya Oo Lacag Malaayiin Dollar ah Usoo Daynaysa Somaliland
https://youtu.be/Wp2ciedwSrE...
Monday, April 4, 2022
-
Madaxwayne Biixi Oo Qaabilay Wufuud Kala Duwan Oo Dalka Soo Gaadhay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti, Mudane Siciid ...
Monday, April 4, 2022
-
Madaxwayne Biixi Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti, Mudane Siciid ...
Monday, April 4, 2022
-
Madaxwayne Biixi Oo U Mahad Naqay Madaxdii Caalamka Ee Ka Dareen Celiyay Gubashadii Suuqa Waaheen.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa u mahadceliyey masuuliyiin kala duwan iyo madax caalami ah oo bulshada Somaliland lasoo wadaagtay dareenka tiiraanyada leh ee ka dhashay dabkii weynaa ee baabi�...
Monday, April 4, 2022
-
Wararkii Ugu Damebeeyay Ee Dabkii Suuqa Waaheen Qabsaday.
Wararkii Ugu Damebeeyay Ee Dabkii Suuqa Waaheen Qabsaday.
https://youtu.be/lELA8eNh9Ec...
Monday, April 4, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|