-
Maxkamadda Sarre oo Qaraar Ka Soo Saartay Natiijaddii Hordhaca ahayd ee Guddida Doorashooyinka (Daawo)
Maxkamadda Sarre oo Qaraar Ka Soo Saartay Natiijaddii Hordhaca ahayd ee Guddida Doorashooyinka (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, November 28, 2017
-
Uhuru Kenyatta oo Loo Dhaariyay Xilka Madaxweynenimada Kenya
Uhuru Kenyatta iyo William Ruto ayaa maanta loo kala dhaariyay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Kenya kadib munaasabad balaaran oo ka dhacday Nairobi.
Dad boqol kun ku dhow ayaa ka qeybgalay caleemo-saarka madaxweynaha i...
Tuesday, November 28, 2017
-
Cabdicasiis Samaale Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu U Dhaxeeyo Madaxweynaha La Doortay –
Hargeysa(BLM):-Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale haatanna ka mid ah saraakiisha xisbiga Kulmiye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya inuu khilaaf soo kala dhex galay madaxwe...
Monday, November 27, 2017
-
Baadari Francis oo booqasho taxadar u baahan ku tagay Myanmar
Baadariga ugu sarreeya mad-habta Kaatoligga ayaa booqashadiisii ugu horraysay ee baadarinimo ku tagay Myanmar oo ah dal si wayn loogu eedeeyay isir sifay sannadkan.
Waxay diiraddu saaran tahay in uu adeegsan doono erayga "Rohingy...
Monday, November 27, 2017
-
Wasiirka difaaca oo la magacaabay
Ra’iisulwasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xilka wasiirka gaashaandhiga u magacaabay xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh.Md. Mursal oo horay usoo noqday safiirkii Soomaaliya ee Turkiga ayaa howlaha horyaalla iyo si...
Monday, November 27, 2017
-
Hay’adda Maamul Wanaaga Iyo La Dagaalanka Musuq Maasuqa Oo Soo Saartay Amar Cusub.
Hargeysa(BLM):-Gudoomiyaha hay’adda maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuq maasuqa Axmed Jaamac Maxamuud ayaa ku baaqay in musuq maasuqa laga ilaaliyo hantida dawlada mudadi lagu jiro kala guurka labada xukuumadood.
Gudoomiye...
Monday, November 27, 2017
-
“Doorashada Aynu Maanta Qabsanay Waa Doorashadii Aqoonsiga Somaliland Soo Dedejin Lahayd” … Wasiir Axmed Xaaji Cadami
Hargaysa (BLM) Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Wasiir ku-xigeenka Xidhiidhka Goleyaasha,Mustafe Maxamuud Cali, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka la doortay Mu...
Monday, November 27, 2017
-
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Qaatay Guddoomiyeyaasha guddi Hoosaayadda Golaha Wakiillada
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Qaatay Guddoomiyeyaasha guddi Hoosaayadda Golaha Wakiillada
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, November 27, 2017
-
“Meel ka dhac loo gaystay Nabiga” NNKH oo horseeday iscasilaad wasiir
Dibed baxayaal Islaamiyiin ah oo Sabtidii ay isku dhacyo dhex mareen booliska Pakistan, ayaa sheegay inay soo afjarayaan mudaharaadka ka dib markii uu iscasilay wasiirka caddaaladda ee dalkaasi, Zahid Xamid.
Dibed baxayaasha ay...
Monday, November 27, 2017
-
Taliyeyaasha Maraykanka ma diidi karaan haddii Trump uu bixiyo amar weerar nuyuukleer ah ?
Waxaa dhawaanahan la'isla dhexmarayay oraahda ah in taliyeyaasha ciidanka Maraykanka ay ku amar diideyn karaan madaxweyne Donald Trump haddii uu faro in ay sameeyaan duqeyn hubka nuyuukleerka ah.
Balse xaqiiqada waxaa soo faagt...
Monday, November 27, 2017
« Previous Page — Next Page »