-
Maxkamada gobolka Banaadir oo sharci darro ku tilmaamtay xarigga Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa duhurnimadii maanta ku dhawaaqday in wax dambi ah lagu waayay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kaddib markii saakay maxkamaddu ay u fariisatay kiiskii loo heystay.
Maxkamada waxaa goob joog k...
Thursday, December 21, 2017
-
Golaha Wasiirada Cusub Ee Somaliland Oo Loo Furayo Tababar Socon Doona Shan Cisho.
Machadka tababarka shaqaalaha dawladda ee CSI ayaa la filayaa inuu tababar shan maalmood ah u bilaabo golaha wasiirada cusub ee uu magacaabay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Ma jiro war rasmi ah oo ay machadka iyo madaxtooyad...
Thursday, December 21, 2017
-
Mid Kamida Wasiiradii Aadka Ugu Ololayn Jiray Muuse Biixi oo Markii uu Iska Waayay Liistadda Ku Qaadqaaday Madaxwaynaha iyo Gacanyarayaashiisa
Mid Kamida Wasiiradii Aadka Ugu Ololayn Jiray Muuse Biixi oo Markii uu Iska Waayay Liistadda Ku Qaadqaaday Madaxwaynaha iyo Gacanyarayaashiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, December 21, 2017
-
Lix Iyo Sagaashan Xildhibaan Oo Saxeexay Mooshin Ka Dhan Ah Madaxwaynaha Somaliya Farmajo.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Somaliya ayaa wuxuu sheegay Xildhibaano badan oo ka tirsan Golaha Shacabka inay saxiixeen Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Somaliya.
Wareysi uu siiyay Wakaalada Warark...
Thursday, December 21, 2017
-
Hawlihii Shaqo ee G.D Hargeysa oo Fadhiistay, Maayarka oo Dilaal Isku Badalay + Warqad Xukuumaddu U Qortay Soltelko oo Aanu Helnay (Akhriso)
hawlihii shaqo ee golaha deegaanka hargeysa ayaa gabi ahaanba fadhiistay kadib markii ay xafiisyadooda kaba soo xaadiri waayeen maayarka iyo ku xigeenkiisu
dhanka kale maayar soltelko ayaa isagu laf dhuun gashay ku noqday haw...
Wednesday, December 20, 2017
-
Kuuriyada Waqooyi oo Weerar Internetka ah Ku Qaaday In Ka Badan 150 Dal
Maraykanka iyo Britain ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay masuul ka tahay weerarka dhanka internetka ah ee la dhoho WannaCry kaas oo sannadkan horraantiisii saameeyay Isbitaallo, ganacsiyo iyo bandgiyo caalamka oo dhan ku kala y...
Wednesday, December 20, 2017
-
Ciidanka Booliska oo Gacanta Ku Dhigay Gacan Ku Dhiiglayaal Falal Dambi Ka Gaystay Gudaha Magaaladda Laascaanood
Ciidanka Booliska oo Gacanta Ku Dhigay Gacan Ku Dhiiglayaal Falal Dambi Ka Gaystay Gudaha Magaaladda Laascaanood
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, December 20, 2017
-
Wasiirka Gaadiidka Itoobiya Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Xukuumadda Cusub Ee Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Ka Filanayaan Madaxweyne Muuse
Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay xoojinayso xidhiidhka iyo wada shaqaynta ay la leedahay Somaliland, waxaanay sheegtay in deg deg loo bilaabi doono bilowga iyo dhammaystirka jidka isku xidha Berbera iyo Wajaale si ay gaadiidka...
Wednesday, December 20, 2017
-
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Oo Ka Hadlay Wax Qabadkiiisii
Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane cabdilaahi habane ayaa Ka Hadlay Wax Qabadkiiisii
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, December 20, 2017
-
Qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo Isku Bedeshay Xaafad Beeleed + Waa Maxay Sababtu
Madaxtooyadii Somaliland ayaa marqudha isku badashay xaafad beeli leedahay waxaana umaddu la yaabantahay sababta keentay in muuse biixi wakhti xaadirkan go'aan adag uga qaadan waayay in xarunta qasriga madaxtooyaddu tahay goob qar...
Wednesday, December 20, 2017
« Previous Page — Next Page »