-
Wasiirka Cusub ee Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda oo Iska Difaacday Eedaymo Ku Aadan Inaanay Buuxin Shuruudihii Looga Baahnaa
Wasiirkii loo magacaabay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Hinda Jamaac Xirsi (Hinda Gaane), ayaa ka hadashay hadal uu baahiyay Xildhibaan Askar oo ka mid ah Golaha Wakiilada oo sheegay in saddex Wasiir oo ay Hinda ku...
Saturday, December 23, 2017
-
Madaxwayne Muuse Biixi oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiirigalin Iskugu Jirta U Jeediyay Golahiisa Wasiiradda (Daawo)
Madaxwayne Muuse Biixi oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiirigalin Iskugu Jirta U Jeediyay Golahiisa Wasiiradda (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Saturday, December 23, 2017
-
Maraykanka Oo Eedaymo U Jeediyey Xuutiyiinta Dalka Yemen Oo Gantaalo Ku Weeraray Sucuudiga
Dawlada Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay gantaal nooca riddada dheer oo ay Xuutiyiinta Yemen todobaadkan ku rideen magaalada Riyad ee caasimada Sacuudiga.
Mareykanku wuxuu sheegay in gantaalkan uu bartilmaameedkiisu ahaa...
Saturday, December 23, 2017
-
Ururka Solja oo Hawlgab Noqday Iyo Saxaafadda Madax Banaan oo Cambareeyay Saddex Wariye Oo U Xidhan Maayaradda Gabiilay Iyo Berbera. ah Gaadhsiiyay Dad Danyar ah
Ururka Solja oo Hawlgab Noqday Iyo Saxaafadda Madax Banaan oo Cambareeyay Saddex Wariye Oo U Xidhan Maayaradda Gabiilay Iyo Berbera.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, December 23, 2017
-
Kulan Xogwarayasi ah oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Laqaadatay Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka
Kulan Xogwarayasi ah oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Laqaadatay Badhasaabada Iyo Maayirada Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, December 22, 2017
-
Shirwaynaha Xaaraanta ah ee Xuuto Qorsheeyay Inuu Qarsoodi U Qabtaa Ma Noqon Doonaa Mid Lagu Matali Doono Saxaafadda.
Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Somaliland Solja Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto, ayaa fool eryeya Shir-weynaha lixaad ee Ururka Solja, kaasoo uu ku talo jira inuu qarsoodi ka dhigo, isla markaana kala cararaaya Xukuumada cusub ee Mad...
Friday, December 22, 2017
-
Dabacasar oo Markale Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Hargeysa, Xilli Maalintii Shalay Laga Mustaafirisay Dalka
Sheekh Cabdiraxmaan Xaaji Dabcasar oo shalay laanta socdaalka Somaliland ka musaafurisay dalkeeda ayaa saaka dib ugu soo laabtey magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland
Dabcasar ayaa la sheegay in xukumadu ay u musaafirisa...
Friday, December 22, 2017
-
Maxamuud Xaashi oo Xilli uu Todoba Cisho Ka Maqanyahay Qasriga Madaxtooyadda Qorshaynaya Dabino Siyaasadeed oo uu U Maleego Madaxwaynaha Somaliland.
wasiirkii hore ee madaxtooyadda somaliland maxamud xaashi cabdi oo isagu muddo todoba sanno ah awood siyaasadeed ku lahaa xukuumaddii hore ee madaxwayne siilaanyo ayaa isagu bilaabay inuu durba isagoon todoba cuishaba ka sii maqna...
Friday, December 22, 2017
-
Wasiiradii Umadda Boobay ee Xukuumadda Siilaanyo oo Hotelada Hargeysa Isku Shirsanaya Iyo Jawaabta Adag ee Laga Filan Karo Madaxwayne Muuse Biixi
Madaxweynaha cusub ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaan xukuumadiisa ku soo darin masuuliyiin tiro badan oo ka mid ahaa xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo kuwaas oo umaddu khaati ka istaagtay islamarkaana madaxwaynaha cusub marki...
Friday, December 22, 2017
-
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha Oo Ugu Baaqday Qaramada Midoobay In Ay Xayiraad Ku Soo Rogto Dhaxal Sugaha Sacuudiga
Hay'adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in ay xayiraad ku soo rogto Dhaxal Sugaha Sacuudi Carabiya Mohammed bin Salman oo lagu eedeeyay xadgudubyo loo geystay Yemen.
Ku xigeenka agaas...
Friday, December 22, 2017
« Previous Page — Next Page »