|
Maxa Cusub
-
Muxuu Daarnaa Kulankii Magaaladda Adis-ababa Ku Dhex Maray Wasiiradda Arrimaha Dibadda SOmaliland Iyo Ethiopia
Wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa faah faahin ka bixisay kulan Addis Ababa ku dhex maray wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo dhigiisa dalka Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu.
Warsaxaafadeed ka soo...
Thursday, July 12, 2018
-
Shirka Garxajis Wuxuu Ku Soo Beegmay Goor Somaliland Aanay Garxajis ka Maarmin
XUKUUMADDII uu Madaxweyne SIILAANYO ka XANUUNSADAY xiligeedii Somaliland way ayaan darayd oo waxay ku soo dhamaysatay HANTI guud boob, Musuqmqasaq, talo aruur iyo habreed iyo qabyaalad hanti boobka loogu gabanayey. AWR HEERYADIISA...
Friday, June 29, 2018
-
Maamulka Iyo Hawlwadeenadda Baligubadlemedia Waxay Tacsi U Dirayaan Reer Muuse Cali Qaaduun oo Habaryartood Ku Geeriyootay Hargeysa
Maamulka Iyo Hawlwadeenadda Baligubadlemedia Waxay Tacsi U Dirayaan Reer Muuse Cali Qaaduun oo Habaryartood Faadumo Cabdulle axmed ay Ku Geeriyootay Maalintii Khamiista ee 27-kii bishan june magaalada Hargeysa
waxaanu ila...
Friday, June 29, 2018
-
Axkaamta Ramadaanta, Qore: Sh. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub. Qaybtii 10aad
Soon aan salaad lahayn ma la aqbali karaa?
Saxaabadi Rasuulku CSW barbaariyey dhaqankoodii wuxuu ahaa in ay qofka ku qiimeeyaan salaadda, qofka ka tagana aanay xayn-daabka Islaamnimo ku soo dari jirin.
Fahamo kala duwan oo l...
Thursday, June 7, 2018
-
Bulshada Somaliland iyo Shacabka Hargeysa Waxaan Weydiinayaa Yaa Lasiiyay Qandaraaskii Biyaha Hargeysa
Waa arin Xaqiiq ah in Mudo kadib Markii ay Xilka La Wareegtey Xukuumaddan Kulmiye in ay markiiba inoo cadeysay in Xukuumadii Kulmiye ee hore lagu lunsadey lacag dhan Boqol iyo Dheeraad Malyuun oo lacagta Dollarka Mareykanka ah,taa...
Thursday, June 7, 2018
-
Madaxweyne Waxa Lagaa Filayay Inaad Gollaha Deegaanka Ee Caasimadda kala Dirto Ama Aad La Xisaabtanto Balse Midna Maad Samayn –
Shantii sano ee u danbeeyay shacabka caasimadu qaylo dhaan tii ugu saraysay ayay u jeedinayeen xukumadii Siilaanyo iyo Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi taasi oo ku saabsanayd inay caasimadii gacanta u gashay dad waxma garat...
Thursday, June 7, 2018
-
Xuska iyo Xoriyada aynu 18-ka May u-dabaaldegaynaa kumey iman jeegaan iyo hagbad laysa siiyey
Xoriyada aynu 18-kii May la soo noqonay ee aynu umashxaradeynaa kumey iman habaqleysi iyo hormo-qamaam, kumey iman, kula lihi iyo kaa lihi, kumey iman ku daneyso iyo ka daneyso, kumey iman hanyari iyo hawaawil ee waxay ku timi hal...
Friday, May 18, 2018
-
Muuse Biixi oo Cadaawad Gaar ah Ku Badhtilmaameedsanaya Mid Kamida Beelihii Reer Hargeya ee ay Beeshiisa Colaadu Dhex Martay 1967 “Qalinkii Yaasiin Maxamed Warsame”
kornayl muuse biixi oo lagu yaqaano hurinta iyo colaadaha sokeeye ee shacabka somaliland ayaa badhtilmaameedsanaya mid kamida beelaha waawayn ee reer hargeysa taas oo ay colaad gaamurtay isaga iyo beeshiisa dhex martay sanadkii 19...
Monday, May 14, 2018
-
DEELQAAFKII SOMALILAND IYO KU QOSOLKII MORGAN KUULAHA UU ISKU TAXAY!!!
May, 2 2018 (BRA-Hargeysa)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ay shan sanno xadhig ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland.
Waxaan si aada u baadhey waxa shan sano loogu...
Friday, May 11, 2018
-
Hambalyo Meher Wacan:- Boqor (Ismaaciil Saleebaan Muumin , “Ismail Heego”) Iyo Boqorada ( Iftin Ramadaan Geesoole) Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Diri-dhaba.
1: Subeer Sheekh Yuusuf Cumar (Jiilaani).
2: Dibloomaasi C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).
3: SHarmaarke Saleebaan Faarax (Ilka-dahable).
4: Eng: Cabdi C/laahi Yoonis.
5: Mawlii...
Friday, May 11, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|