|
Maxa Cusub
-
Bini’aadanku Si Dabiici Ah Ayay Ula Qabsadeen Takoorka
"Bini'aadanku si dabiici ah ayay ula qabsadeen takoorka, wuxuu bilaabmaa marka aynu raadino markii ugu horeysay ee muraayada".
"No change can come if those who are impacted the most by discrimination are not willing to stand up...
Tuesday, October 16, 2018
-
Waryaa Duqa Hargeysa, Xadiid Baad Dab Saartay Baa Laleeyahaye Maynaga Qaboojinkaraysaa.? –
Soltelco, Ma kulataliyaa, kanoqo wixii Aad tidhi.
Maayar, wax ma kuusheegaa marka hore Sheekha xaal sii marka labaadna Dhalinyarada iyo cuqaasha kacsan Ee ka soojeeda Degmooyinkaa cabashada xoogan ka soojeediyay w...
Tuesday, October 16, 2018
-
Mashaariicda La marin habaabiyey ee ku lifaaqnaa Heshiiskii DPW kula Wareegtay Dekeda Berbera –
Ma...Weecsin iyo Beegsin.... mise...Aloos iyo agaasin danbe oo ummadda u hadha !! Ma qaybsi iyo qataabsi... Mise qadhaabsi iyo qudh-qudho joogto ah ? Ma...Midigays iyo Odeys mise Gown iyo maquuno kale !! Boowe …Malaa…Waa q...
Tuesday, October 16, 2018
-
Ubaxlaw Caare Waa Cadaalad U Dirir, Ee Sidaadda Xil U Dagaalami-Maayo ( Abdi-Shotaly)! –
Hungurigu haduu meel walba galo waa balaayo, hore bay uga maah-maah-day somalidu, oo ay tidhi " Hunguri Wad Ma Arko" adna dhabaddii uun baad martay lagu yaqanay, xil-doonka aanay ka daacad ahayn, baa lagu yaqaan raad gadasho aan d...
Tuesday, October 16, 2018
-
Madaxtooyada Somaliland Oo Dawanaysa Awood Sheegashada Aan Sharciga Waafaqsanayn Ee Lagula Kacay Mareeyaha Hay’adda Wadooyinka –
Inta badan bulshada la socota dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee dalkan ka jira, waxaynu website yada, tv yada iyo social media ha ka aragnaa warar aanan mustaqbalka Somaliland ku haboonayn,
Wararka soo ah wasiir ka tirsan wasiirada m...
Friday, October 12, 2018
-
Xukuumadda Buuhoodle Qancin Kari Weyday, Washington Ma Qancin Kartaa?
Sideedaba dawladnnimadu waa mabaadii aasaasi ah oo aan la liiliijin karin. Taariikhda Soomaalilaan intaan ka war hayo waxa sal u ahaa magacaabidda xubno ka soo jeeda Buuhoodle, Sool, iyo Sanaag Bari, laakiin waligeed iyo waaqeed x...
Friday, October 12, 2018
-
Ceerigaabo Ciidan Uma Baahna Ee Cadaalad Bay U Baahan Tahay ( Abdi-Shotaly)!
Ciidan meel la soo dhoobaa, iyo askar kolba meel loo raro oo lagu bajiyaa ummadda, waxay leedahay dhibaata-deedda, taas oo deegaanka loo dan leeyahay, si loogu baqdin geliyo, hore baynu u sugu soo aragnay, micnaha ay sameyso, iy...
Wednesday, October 10, 2018
-
Guddigii Loo Xilsaaray Baadhitaanka Buuggii Cayda Gabdhaha Oo U Muuqata Inay Faraha Kala Baxday Hawshaasi
Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Horraantii Bishii Lasoo Dhaafay Ee Sebtemper Guddi Ka Kooban Toddoba Xubnoood U Saaray Buug Uu Hore U Qoray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ‘Guri-Barwaaq...
Thursday, October 4, 2018
-
Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Aafo Aan Magac u Waayay ! (Qaybtii19aad) By: Maxamed Xoosh
Qarnigii 18aad Waxa Ka Soo Baxay Yurub Sheeko Faneed Badan Oo Dawaynaysay Ninka Noocan Oo Kale ah , Waxaan Isku Dayi Doonaa Inaanu Turjumno Si Loo Baraarujiyo Bulshada
Waxaan Arkay Nin Marka Uu Bulshada Wacdinaayo Wanaag Oo Dha...
Wednesday, October 3, 2018
-
Murugo Dulmi Iyo Dhacdo Xun Oo Ka Dhacdey Muqdisho!
Waxaa aad uga Xumahay in qof Somali ah oo aan wax dambiya gelin la qabadsiiyo dab ka dib markii inan uu adeer u yahay gabadh Somaliyeed ah oo diin,dhaqan,jaar,xaafad,magaalo iyo wadanba ay wadaagaan uu guursadey.
Arintaasi wa...
Sunday, September 30, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|