Waryaa Duqa Hargeysa, Xadiid Baad Dab Saartay Baa Laleeyahaye Maynaga Qaboojinkaraysaa.? –
October 16, 2018 - Written by admin
Soltelco, Ma kulataliyaa, kanoqo wixii Aad tidhi.
Maayar, wax ma kuusheegaa marka hore Sheekha xaal sii marka labaadna Dhalinyarada iyo cuqaasha kacsan Ee ka soojeeda Degmooyinkaa cabashada xoogan ka soojeediyay wax qabad_la_Aanta Dawlada Hoosana La xaajood, Si dhakhso ahna Wadooyin badan imika ugabilow Degmooyinka cabanaya wixii ay qabsadeena uga mahad celi intaa Kabacdina cashuurta waydiiso.
Qalabkan lasheegaayo Ee Aad Abaarso ku soo xasaysayna masalaha u soo wareeji iyagu ha hayaane, mida kale xaafada sheekhyo badan oo hore ayaa ka xidhane mardanbe yaan lagaa maqlin sheekha haladabagalo Hadiikale Adigana waalagu dabagalidoonaa.
Narrow”,”sans-serif””>Waar illeen tanookale Oo intaynu xagaa iyo Ceergaabo Eegaynay sowtan Gondeheenii ka bilaabantay.
Bal Amuurtan kaalaya Oo Anagii mucaaradka ahaynbaa Ergo galnay markaanu ka yaabnay waxa wadankii ka soconaya iyo Aamusnaanta Muuse Biixi.
[email protected]
Like this:
Like Loading...
COMMENTS