-
Wasiir guri-barwaaqo buuggiisa waxa uu ka fursan waayey in la gubo!
Xubno ka tirsan gollaha guuritida Somaliland oo loo xil saaray ka soo tallo bixinta buug uu qoray qoraa guri-barwaaqo , kaas oo dhaliyey muran xoog leh , buugga guud ahaan waxa uu ka waramaayey taariikhda Sayid Maxamed Cabdale X...
Sunday, December 23, 2018
-
Contemporary Issue in light Of The Qur’an
...
Wednesday, December 19, 2018
-
Garaad Barkhad Xaaji Cabdi Cige.
...
Tuesday, December 18, 2018
-
Dala’siga Garsoorka Somaliland: Ma Xaajo Ugub Ahbaa Mise Waa Curad?
In badan ayaan hore u ogaa dhacdooyin lid ku ah garsoorka Somaliland oo ay ku kacaan ciidanka boolisku. Waxa se arrintaas hadalkeeda kor u qaaday falkii ka dhacay magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar. Garsoorku waxa ay shee...
Tuesday, December 11, 2018
-
Xanuunka Niyad-Jabka “Depression” iyo Iyo khatarta uu Qofkastaa Ugu Jiro. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.
Depression "Jiyad Jab". Waa xanuun haleela maskaxda. Waxaa is bedela curiyayaasha kiimikaad ee maskaxda. Hay'adda Caafimaadka Addunka "WHO" waxay xaqiijisay in uu yahay xanuunka koowaad ee saameeya dadka adduunka. Xunuunkani "Depr...
Friday, December 7, 2018
-
Mudo kordhin aan Dastuurka Waafaqsaneyn macnaheedu waa khiyaamo shacab oo noqonaysa” dhabarka ii xoq aan kuu xoqee” . qalinkii A/rahman Fidhinle UK
1- Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay ka gaabiyeen dar-dar gelintii qodoban soo socda:
A) Habraacii wadashaqeyneed ee ay la yeelan lahayeen Golaha Baarlamaanka si Baarlamaanku xeerarka saami qaybsiga u curiyaan
B) Dar-dar...
Friday, December 7, 2018
-
Madaxweynaha Kililka Hadadlkiisa Maxaa Daba Socoda.
Warkan ka soo yeedhay madaxweynaha ku meel gaadhka ah ee DDS ayaa dad badan fajac ku riday, waxase xaqiiqadu tahay waa war aanu ka fiirsan oo iska soo tuur ah. Waxaya hore u aragnay madaxweynihii isagaka horeeyey ee Ilay oo isti...
Friday, December 7, 2018
-
Sidee cilmiga dhaqaluhu u xaliyaa hoos u dhac ku yimada awooda wax iibsi ee bulshada (W/Q: Mukhtaar Cabdi Cilmi)
Ugu horayn aan bal ka jawaabno muxuu yahay dhaqaale? Jawaabta su,aashan ma jirto jawaab kaliya
oo laysku waafaqsan yahay balse khuburadada ku xeel dheer cilmiga dhaqaalaha waxay kaga
jawaabeen jawaabo kala duwan oo mid waliba uu...
Friday, December 7, 2018
-
“Sir fakatay iyo sababta ay xukuumadda cusub ee Itoobiya u soo caydhisay wakiilkii Somaliland”
"Sir fakatay iyo sababta ay xukuumadda cusub ee Itoobiya u soo caydhisay wakiilkii Somaliland"
...
Friday, December 7, 2018
-
Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Goboladda Bari, Wuxuu Mideeyey Quluubta Shacbigga Somaliland.
Waxaan qoraal kooban ku soo gudbinayaa dareenka shacbi weynaha Somaliland oo aan u kuurgalay inbadan oo kamid ahi sida ay u arkaan socodaalka Madaxweynaha Jamhuriyada Somaliland Mud.Muuse Biixi Cabdi, socdaalkan oo anigu aan u bix...
Friday, December 7, 2018
« Previous Page — Next Page »