|
Maxa Cusub
-
Ghanaian Isaac Owusu-Bempah’s church stormed over prophecy
Angry Muslim youth have attacked a church in Ghana's capital after its pastor predicted the possible death of the country's chief imam in 2019.
An organ, windows and chairs were damaged after the youth stormed Rev Isaac Owusu-B...
Friday, January 4, 2019
-
Somaliland: Xeerarka Soomaaliya Sameystaan Waa Bilaa Micne.
Waxaan dhawaan ku arkay shabakadaha Somaliland qoraalo qaylo dhaan ah “Hayaay, ka kacaay” iwm oo ka cabaadaya xeerar asxaabta taag daran ee Xamar yururaa ay sameysteen. Waxaan leeyahay xeerka kowaad waxa weeye:
SOMALILAND I...
Monday, December 31, 2018
-
Wareysi Xiiso leh.. Madaxda Shirkada TalkRemit Siciid Dahabshiil iyo Mohamed Abdisamad
Wareysi Xiiso leh.. Madaxda Shirkada TalkRemit Siciid Dahabshiil iyo Mohamed Abdisamad
...
Monday, December 31, 2018
-
Dhacdo cajiib ah Weligaa ma cabtay dhiigga maska?
Dhacdo cajiib ah Weligaa ma cabtay dhiigga maska?
...
Monday, December 31, 2018
-
Ha biimay Naftoo Bilig ha Iska Odhanin.
Sida ayanu ognahay tahriibka dhalinyaradu waa aafo saamayn wayn ku yeelatay Shucuubta Geeska Africa oo aan indhaha laga qarsan karin gaarahaan Umada somaliyeed. Waa hayaan iyo jarmaad loo guuray Waddamada shisheeye gaarahaan Europ...
Friday, December 28, 2018
-
Caqiidada Siyaasadeed ee Kulmiye waxay Magaalo Xeebeedii Berbera ka dhigtay Goobtii tijaabada mashaariicda mashqaca ah. qalinkii A/rahman fidhinle UK.
Ummad kasta wuxuu baaba'eedu bilaabmaa marka Cadaaladu hagaasto ee Xeerarka dastuurku shaqeyn waayaan ee cilmiga iyo caqliga laga maqaar siibto waana arinta maanta Somalilaan ka taagan. Sida hantidii maguurtada aheyd ee ummadda So...
Friday, December 28, 2018
-
Baligubadleh Caasimadii Hal-ganka Iyo Xornimadoonka Somaliland Iyo 28 Kadib Oo Abaalkeedii La-Xabaalay W/q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Hordhac: Taariikhdu waxay ku beegnayd horaantii 1963kii markii ugu horeysay ee Magaaladda Baligubadle loo magacaabay in ay noqoto Degmo ka tirsan Degmooyinkii Jamhuuriyadii Soomaaliya, kadib markii 1962kii ay magaladaas ka bilaa...
Friday, December 28, 2018
-
Taariikh Hore: Cumar Samatar & Taariikhda Marka La Khaldo.
Dagaaladii Boqortooyadii Majeerteenka iyo Hawiyaha dhax maray. Cumar Samatar ma waxa uu ahaa Gumeysi la dirir mise Gumeysi kalkaal?
Cumar Samatar Rooble waxa uu ku dhashay magaaladda Caluula,waxaa uu ahaa taliyaha ciidankii Ali...
Friday, December 28, 2018
-
Somaliland iyo Somaliya kala lulanmaayaan ee xal ha la keeno
Somalida gaar ahaan Somaliland iyo Somalia waxa isku dilay oo halkaa kala geeyay saw maamulka dawladnimo iyo wax isku darsigii maaha iyo jacaylkii midnimo doonka? !!!
Jawaabtu aniga haa bay ila tahay sababta oo ah somali diin i...
Friday, December 28, 2018
-
Mudadii Muuse xilka hayey Waa Dal Xidhmay, Dhaqaale Xidhmay, Meherado Xidhmay, Xayiraad iyo Dhan u Xaglin.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ku gu’ jirsaday Kursiga, Isaga oo Durba sanad baarka ka jaray intii uu xilka hayey. Mudane Muuse oo loolankii ololaha ku galay halku dhigo ay ka mid ahaayeen B...
Sunday, December 23, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|