|
Isha Ku Hay
-
Deg Deg:- Joe Biden Oo Ku Guulaystay Doorashada Madaxtinimada Dalka Maraykanka
Hargeysa(BGM):- Joe Biden ayaa noqon doona madaxweynihii 46-aad ee dalka Mareykanka, kadib guushii uu ka gaaray gobolka uu ku dhashay ee pennsylvania taasoo ka dhigtay inuu ka sarreeyo codadkii doorashada ee loo baahnaa inuu guule...
Saturday, November 7, 2020
-
Madaxweyne Biixi Oo Amray In La Joojiyo Baabuurta Vits Iyo Madaxweynaha Tanzania Oo Wasiiradiisa Ku Amray Inay Isticmaalaan Baabuurtan Ay Somaliland Mamnuucayso
Hargeysa(BGM):-Golaha wasiirada Somaliland ayaa go’aamiyay in la joojiyo gaadiidka Vitz loo yaqaan ee yaryar oo ay wasiiradu ku tilmaameen gaadiid aan manfac u lahayn bulshada.
Shirkii golaha wasiirada ee khamiistii oo uu...
Saturday, November 7, 2020
-
Wararkii Ugu Dambeyay Doorashada Dalka Mareykanka Iyo Rajadda Joe Biden Oo Sii Kordheysa
Hargeysa(BGM):- Rajadda Joe Biden uu ka qabo inuu ku guuleysto doorashada Madaxweynaha dalka mareykanka ayaa sii kordheysa.
Joe Biden ayaa aad ugu sii dhawaanaya guusha Madaxtinimada Mareykanka waxuuna hadda heysta codad ga...
Saturday, November 7, 2020
-
“Nebigeena Muxamed (CSW) Waxaa Inagu Waajib Ah Inaynu Af & Adinba Ugu Dagalaano” Cod-Yare
Hargeysa (BGM): – Siyaasi Xasan Xuseen Maxamed (Cod-yare), oo ka mid ah Masuuliyiinta sare ee Xisbiga mucaaradka ee Waddani, ayaa ku baaqay in af iyo adinba loogu hiiliyo Nebi Muxamed (N.N.K.H), waxaanu xusay in ALLE karamaayey ...
Friday, November 6, 2020
-
Raysal-Wasaare Abiye Axmed Oo Madaxweynaha Puntland Ka Codsaday Inuu Doorashada Taageero Farmaajo Iyo Deni Oo Ka Diiday
Hargeysa(BGM): – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Daney ayaa la sheegay inuu ka diiday Raysalwasaaraha Itobiya inuu doorashada soo socota ee Soomaaliya taageero Madaxweynaha wakhtigan ee Soomaaliya Maxamed Cabdi...
Friday, November 6, 2020
-
Somaliland Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Baabuurta Dukhaanka (Vitizta) Iyo Baabuurta Gurran
Hargeysa(BGM):- Shirkii golaha wasiirada Somaliland ee maanta ayaa waxa go’aamo laga soo saray baabuurta vitizta ama somalilandu u taqaano tukhaanka.
Waxa kale oo iyana laga mamnuucay in ay dalka ka soo dagan baabuurta gurr...
Thursday, November 5, 2020
-
“Siyaasiyiinta Reer Somaliland Waa Ka Mamnuuc Inay U Hanqal Taagan Soomaaliya..”
Hargeysa(BGM): – Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland ee ay ka mi...
Thursday, November 5, 2020
-
Madaxweynaha Taiwan Oo Sheegtay In Xidhiidhka Somaliland Iyo Ka Dalkeedu Midho-Dhalayo
Hargeysa(BGM): – Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ayaa ka hadashay xidhiidhka Saaxiibtinimo iyo Diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo dalkeeda Taiwan.
Madaxweyne Tsai Ing-wen oo daba socota kulan uu Madaxweynaha Somaliland M...
Thursday, November 5, 2020
-
Xulka Gobolka Hawd Oo Iska Xadiriyey Wareega 8aad Ee Koobka Gobolada Somaliland
Hargeysa(BGM):- Xulka gobolka hawd ayaa maanta ciyaartisi saddexda guul ka gaadhay xulka gobolka saarar.
Ciyaartan ayaa ku soo dhamaatay 1gool iyo waxba waxana guushu raacday xulka gobolka hawd
Xulka gobolka hawd ayaa ...
Thursday, November 5, 2020
-
Dowladda Itoobiya Oo Xaalad Degdeg Ah Ku Soo Rogtay Gobolka Ismaamulka Tigray-Ga
Hargeysa(BGM):- Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya, kaddib markii Ra'iisal Wasaare Abiy Ahmed uu amray ciidanka difaaca Qaranka in ay talaabo mala...
Thursday, November 5, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|