|
wararka
-
“18-ka May ee La Raray Shaki La’aan Waa Sharci Jebin” Prof Cabdi Cali Jaamac.
Mid waa ta rabadaanta oo waxan Ilaahay ka baryayaa inuu Ramadaantan Ramadaanteeda kale inagu gaadhsiiyo nabadgalyo, caafimaad, iyo ACMAAL SAALIXA.
Ta 18 May, markaan la tashaday sharci yaqaanada, waxan ku qancay shaki la’aa...
Friday, May 18, 2018
-
Mohamed Salah Oo Masar Kusoo Celiyey Madxafka Ugu Weyn Ingiriiska
Xiddiga kubadda cagta Liverpool ee Mohamed Salah ayaa dib usoo cusboonaysiiyey kaalintii uu waddankiisu ku lahaa Madxafka ugu weyn Ingiriiska, kaddib markii qaybta lagu kaydiyo waxyaabaha duugga ah ama taariikhiga ah ee ka yimid M...
Friday, May 18, 2018
-
Daawo Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Mashaariic Doora Ka Dhagax Dhigtay Degmadda Laascaanood
Daawo Xukuumadda Kornayl Muuse Biixi oo Mashaariic Doora Ka Dhagax Dhigtay Degmadda Laascaanood
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, May 18, 2018
-
Axsaabta Qaranka Somaliland oo Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku Eedeeyay Colaada Tukaraq
Xisbiyadda Waddani, UCID Iyo Kulmiye ayaa wada jir ugu eedeeyay Dawlada Federaalka ee Soomaaliya in ay ka danbayso dagaalka ka dhacay Deegaanka Tukeraq.
Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, Afhayeenka Xi...
Thursday, May 17, 2018
-
Wakiilka Xoghayaha Qaramadda Midoobay ee Somaliya oo Ka Hadlay Dagaalkii Puntland Iyo Somaliland Ku Dhex Maray Tukaraq
War qoraal ah oo ka soo baxay wakiilka gaar ah ee Qaramada Midoobey Michael Keating ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsaha badan loo joojiyo dagaalka deegaanka Tuka-Raq ee gobolka Sool.
Dagaalkan oo shalay gelinkii hore ku d...
Thursday, May 17, 2018
-
Hargeysa: Akhriso Nuxurka Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyadda + Dulucda Uu Xambaarsan Yahay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu caawa oo ay bishu tahay 16 May 2018 iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban Madaxda maanta talada haysa iyo madaxdii hore dalka ka soo talin jirtay, Saddexda Xis...
Thursday, May 17, 2018
-
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Wafti Uu Hoggaaminaayo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Ganbadha
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo ay la socdaan wasiirrada Gaashaandhigga iyo Biyaha Somaliland ayaa gaadhay magaalada Tukaraq. oo maantii shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Soamliland iyo kuwa Pu...
Thursday, May 17, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq + Baaq uu U Diray Beelihii Ku Diriray Deegaanka Ceel-afwayn
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in madaxweynaha uu ka walaac sanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee gob...
Tuesday, May 15, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Somaliland Ku Tilmaamay Jamhuuriyada Federaal Ah.
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Somaliland Ku Tilmaamay Jamhuuriyada Federaal Ah, hadalkan ayaa mr biixi ka soo yeedhay maanta mar uu khudbad ka jeedinayay barxadda hore ee madaxtooyadda hadalka madaxwaynaha ayaa lagu tilmaamay inuu yah...
Tuesday, May 15, 2018
-
Xukuumadda Somaliland Oo War Murtiyeed Ka Soo Saartay Dagaalka Tukeraq
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta War Murtiyeed Ka Soo Saartay Dagaalka Tukeraq ku dhex maray ciidamadda somaliland iyo puntland kaas oo khasaare badan oo labadda dhinac ahba gaystay hadaba qoraal maanta ka soo baxay xafiiska wasi...
Tuesday, May 15, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|