-
Xisbga Waddani Oo Ka Hadlay Siyaasiyiinta Duur iyo Waabeeye Oo Xukuumadda Kala Qayb Galay Xuska 18 Ka May Oo Uu Hore Xisbigu Ugu Gacan Saydhay
Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka hadlay Siyaasiyiinta Xildhibaan Waabeeye iyo Maxamed Nuur Caraale oo ka tirsan Xisbiga Waddani oo saaka ka qayb galay Xuska 18-ka May oo ay xukuumadda Kulmiye ka soo rartay maalinteedii, ka...
Tuesday, May 15, 2018
-
Wararkii U Dambeeyay ee Ku Aadan Dagaalo Dhex maray Ciidamadda Maamuladda Somaliland iyo puntland
Wararkii u dambeeyay ee ku aadan Dagaalo maanta dhex maray ciidamadda maamuladda somaliland Iyo
https://youtu.be/395y7ipxp_E...
Tuesday, May 15, 2018
-
XIsbiga Kulmiye oo Si Adag Uga Horyimid Xuska 18 May ee Loo Badalay 15 May
Guddoomiyaha golaha dhex ee xisbiga KULMIYE Jaamac Shabeel ayaa ka hor-yimid in xuska 18-ka May loo bedelo 15-ka,
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 14, 2018
-
Muuse Biixi Isagoon Shan Biloodba Joogin Ayuu Xasuuqay Habaryoonis “Ma Aqbalayno In Maalin Walba Dagaal…. Mudaharaad Ka Istaadhmay Burco
Muuse Biixi Isagoon Shan Biloodba Joogin Ayuu Xasuuqay Habaryoonis "Ma Aqbalayno In Maalin Walba Dagaal.... Mudaharaad Ka Istaadhmay Burco
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 14, 2018
-
Shidaal La’aan Soo Food Saartay Suuqyadda Hargeysa, Gaadiidkii oo La Iska Dhigay Iyo Xukuumadda oo Afka Xidhatay.
waxa maanta markii ugu horaysay magaaladda hargeysi la daalaa dhacaysa sicir barar baahsan oo ka jira dhanka shidaalka kaas oo maalmihii u dambeeyay ay ildarnaayeen muwaadiiniintu balse waxa saaka gabi ahaanba shidaal laga waayay ...
Monday, May 14, 2018
-
Muuse Biixi Ma Noqon Doonaa Wadkii Soo Dadajin Lahaa Burburka Iyo Halaaga Somaliland
madaxwaynaha isla markii uu kursiga ku fadhiistay ku faraxashay dhiiga ee muuse biixi cabdi ayaa la filayaa inuu noqdo madaxwayne soo gabagabeeya rubuc qarni somailand gooni isutaageeda la soo noqotay kadib burbur iyo halaag la so...
Monday, May 14, 2018
-
Xuseen Axmed Caydiid oo Markii Ugu Horaysay Kamid Noqonaya Golaha Wakiiladda Somaliland
Maxakamada Sarre ee Somaliland ayaa Ugu Danbayn ku dhawaaqday In Siyaasiga Xuseen Axmed Caydiid uu ku guulaystay Buuxinta Kursigii Ka Banaanaday Golaha Wakiiladda Somalilan, kaas oo uu ka dhintay Allaah Haw U Naxariistee Marxuum I...
Monday, May 14, 2018
-
Dawladda Sucuudiga oo Martiqaad U Fidisay Masuuliyiinta Ka Tirsan Dawladda Somaliland
Sucuudiga ayaa doonaya in uu maalgashado Somaliland, iyadoo afar kamid ah masuuliyiinta Somaliland loo soo diray warqad casuumad ah si ay dalkaasi uga wada hadlaan arrimaha la xidhiidha maalgashiga.
Shirkad uu leeyahay mid ...
Monday, May 14, 2018
-
Cabdiraxmaan Cirro oo Ka Degay Dalka Sweden + Sidii loogu soo dhaweeyay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Cabdiraxmaan Cirro oo Ka Degay Dalka Sweden + Sidii loogu soo dhaweeyay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 14, 2018
-
Kulankii Amiirka Qatar & Farmaajo,Waxyaabahay ka wadahadleen+Noocyada Heshiisyday kala saxeexdeen
Kulankii Amiirka Qatar & Farmaajo,Waxyaabahay ka wadahadleen+Noocyada Heshiisyday kala saxeexdeen
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, May 14, 2018
« Previous Page — Next Page »