-
Ciidammada Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Muwaadin Naafo Ah Oo Cabasho La-Hor Tagay Madaxtooyada Iyo Xildhibaan Nac-nac Oo Si Adag Uga Hadlay
Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay muwaadin, subixi hore ee saaka cabasho la hortagay xarunta aqalka madaxtooyada iyo baarlamaanka.
Muwaanka ayaa ka cabanaayey bahda garsoorka isaga oo sheegay in uu cadaala...
Thursday, July 19, 2018
-
Ugaaska Guud ee Beelaha Arab oo Ka Hadlay Cabashooyin Ka Jira Gobolka Hawd + Baaq Culusna U Diray Madaxwayne Biixi
Ugaaska guud ee beelaha gobolada Hawd, Maroodijeex, Togdheer, Daad Madheedh iyo Saaxil Ugaas Axmed Maxamed Siciid(Cali Mahdi) ayaa si adag uga hadlay hagardaamooyin uu sheegay inay xukuumadu la daba taagan tahay gobolka Hawd.
...
Thursday, July 19, 2018
-
Cabdi Wali Gaas oo Farta Ku Fiiqay Ifafaalo Muujinaysa Midnimo Somaliyeed oo Dhex Marta Somaliland Iyo Somaliya
Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa isaga jooga magaalada Brussels ee dalka Belgium -ka waxaa uu ku dhaliilay dowladda Soomaaliya habka ay u wajaheyso wadahaallada Somaliland.
Gaas ayaa sheega...
Thursday, July 19, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Ka Dhawaajiyay Inay Gudoomiyaha Ucid Ka Wada Hadleen Xoojinta Midnimadda Somaliya + Hadalkii Faysal oo Beenoobay.
Madaxwayne Farmaajo oo Ka Dhawaajiyay Inay Gudoomiyaha Ucid Ka Wada Hadleen Xoojinta Midnimadda Somaliya + Hadalkii Faysal oo Beenoobay.
Madaxwayne farmaajo ayaa sidan ku sheegay qoraal uu soo dhigqy bartiisa faceook
&nb...
Thursday, July 19, 2018
-
Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo Xukuumada Muuse Biixi Ku Eedeeyay Xafiis Dawladda Farmaajo Ka Furatay Hargeysa oo Ay Ku Bixiso Baasaaboorka Somaliya
Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo Xukuumada Muuse Biixi Ku Eedeeyay Xafiis Dawladda Farmaajo Ka Furatay Hargeysa oo Ay Ku Bixiso Baasaaboorka Somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 18, 2018
-
“Nabadu Socon Mayso Hadii Lawadda Yeelan Waayo Somaliland….Sheekh Aadan Siiro.
"Nabadu Socon Mayso Hadii Lawadda Yeelan Waayo Somaliland....Sheekh Aadan Siiro.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 18, 2018
-
Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanadda Burco Oo Madaxwaynaha Ka Dalbaday Inuu Xaal Siiyo Boqor Cismaan Buur-Madow.
Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanadda Burco oo Madaxwaynaha Ka Dalbaday Inuu Xaal Siiyo Boqor Csimaan Buur-Madow.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, July 18, 2018
-
Madaxweyne Biixi oo Ka Soo Debcay Go’aankii uu Ka Qaatay Cida Uu Kala Xaajoon Doono Tukeraq + Ergooyin uu Puntland U Dirsaday
Dhawr Bilood Ka hor oo ku beegnayd maalmihii Uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi la wareegay Taladda Somaliland ayaa waxa ay ciidamada Somaliland la wareegeen Tukeraq oo ay markii hore ay Haysteen Ciidamada Puntland.
Dagaal dhawr...
Wednesday, July 18, 2018
-
Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Amray In Ciidamo La Geeyo Deegaannada Ay Ka Socdaan Dagaallada Soomaalida Iyo Oromada
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa laamaha amniga dalka ku amray in sida ugu dhaqsiyaha badan ciidamo loo geeyo deegaannada ay ku dagaalamayaan Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada, kaddib markii la dilay mas’uuliyiin...
Wednesday, July 18, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Ku Kulmaya Brusells
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la yeelanaya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo hase ahaatee lama oga ajandaha kulanka labada masuul. Eng Faysal ayaa maalmihii...
Wednesday, July 18, 2018
« Previous Page — Next Page »