BALIGUBADLE MEDIA
Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif oo Ka Qayb-galay Furitaanka Xafiis Ganacsi oo Ay Somaliland Ka Furatay Dubai Iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka oo Xadhiga Ka Jaray
July 23, 2018 - Written by admin

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku sugan Imaaraadka Carabta ayaa xadhiga ka jaray xafiis Ganacsi oo ay Somaliland ka furatay Dubai.

dubai trade

Faysal Cali Waraabe iyo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka qayb-galay furitaankii Xafiiska Ganacsiga Somaliland ee magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS