-
Ujeedada Codsi Ay Dawlada Jabuuti U Dirtay Qaramada Midoobay
Dawladda Jabuuti ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ka codsatay in uu gacan ka geysto sidii xal loogu heli lahaa muranka xudduuda ee u dhaxeeya dalka Eritrea, sida ay faafisay wakaaladda wararka AP.
...
Friday, July 20, 2018
-
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Kulanka Dhex Maray Madaxweyne Farmaajo iyo Faysal Cali Waraabe
Xildhibaan Siciid Cartan oo ka tiran Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaamay Shir Magaaladda Brussels ee dalka Belgium ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farnaajo iyo guddoomiyaha Xisbiga ...
Friday, July 20, 2018
-
Aqalka Cad Oo Shaaciyey Booqasho Madaxweynaha Ruushku Ku Imanayo Dalka Maraykanka
Aqalka cad ee dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ku imanayo dalka Mareykanka.
Hadalka aqalka cad ayaa wuxuu ku soo beeegmayaa xilli uu cambaareyn kulul kala kulmay hadal ...
Friday, July 20, 2018
-
Itoobiya oo Shidaal Deyn ah Ka Dalbatay Dawladda Sucuudiga
Madaxa xafiiska ra’isulwasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Routers u sheegay Itoobiya si ay uga baxdo dhibaatada dhinaca lacagta adag ka soo food saartay ay Sacuudi Carabiya ka dalbatay iney hal sano shida...
Friday, July 20, 2018
-
Suldaan Xasan Wuxuu Rabaa Somaliland Lakala Yeesho “Chief Caaqil Rashiid Jaambiir oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan
Suldaan Xasan Wuxuu Rabaa Somaliland Lakala Yeesho "Chief Caaqil Rashiid Jaambiir oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Suldaan Xasan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, July 20, 2018
-
Gudoomiye Cirro oo Si Adag Uga Hadlay Shirkii Brussels,Ergadii Muse Biixi Garoowe Xafiis Somaliya Hargeysa Ka Furatay Iyo Arrimo Kale oo Xasaasi ah
Gudoomiye Cirro oo Si Adag Uga Hadlay Shirkii Brussels,Ergadii Muse Biixi Garoowe Xafiis Somaliya Hargeysa Ka Furatay Iyo Arrimo Kale oo Xasaasi ah
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, July 20, 2018
-
Xujaajta Soomaalida Ah Oo Qarka U Saaran Inay Ka Hadhaan Xajka Sanadkan Iyo Sheekh Carab oo Luuqad Adag Kula Hadlay Maamuladda Hargeysa Iyo Xamar
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa wali hortaagan xujaajtii sanadkan ka tagi lahayd soomaliland iyo soomaaliya.
Hadaba sheekh Maxamed Macalin Cabdi Carab oo ka mid ah culimada somaliland ayaa si weyn ugu baaqay in laga ha...
Friday, July 20, 2018
-
Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Shaaciyay In Golaha Abwaanada Laga Reebay Guddigii Nabadaynta Ceel-afweyn
Abwaan Yuusuf Shaacir Oo Shaaciyay In Golaha Abwaanada Laga Reebay Guddigii Nabadaynta Ceel-afweyn
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, July 19, 2018
-
Muxuu kulanka Farmaajo & Faysal naga baray dhaqanka siyaasiyiinta SOMALILAND?
Shirkii dhawaan ku soo dhammaaday dalka Belgium-ka xaruntiisa Brussels waxa uu ahaa mid wajiyo badan.
Bilowgii shirkaas waxaa dhacay wax aan la fileyn sida in ay madasha ka dudeen waftdigii Jubbaland ee uu hormuudka u ahaa Axme...
Thursday, July 19, 2018
-
Xisbiga Waddani oo Si Kulul u Weeraray Faysal Cali Waraabe Kuna Eedeeyay In Xukuumaddu Dirsatay.
Xisbiga Waddani oo si kulul u weerarkii Faysal Cali Waraabe kuna eedeeyay in xukumaddu dirsatay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, July 19, 2018
« Previous Page — Next Page »