-
Xisbiyadda Ucid Iyo Waddani oo Warbaahinta Eedaymo Isku Mariyay
Xisbiyadda Ucid Iyo Waddani oo Warbaahinta Eedaymo Isku Mariyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 16, 2019
-
Trump oo Jeebkiisa ka Bixiyay Kharashka Munaasabad Ka Dhaceysay Aqalka Cad
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Aqalka Cad ee dalkaasi looga arrimiyo ku qabtay xaflad dadkii ka soo qeybgalay lagu soo dhaweeyay cunnooyinka fudud ee burka ka sameysan.
Madaxweynaha ayaa sheegay in kharash la’aanta...
Wednesday, January 16, 2019
-
Qalalaase Markale Ka Qarxay Ethiopia Iyo Wadooyin Muhiima oo La Jaray
Dibadbaxayaal ka soo jeeda Maamul-gobaleedka Cafarta ee Itoobiya ayaa toddobaadkan xidhay Waddada halbawlaha ah ee isku xidha Ethiopia iyo Jabuuti,. Jidkan ayaa ah jidka ugu weyn ee ay maraan badeecadaha ka soo dega ama laga dho...
Wednesday, January 16, 2019
-
Xisbiga Waddani oo Ka Sanqadhiyay Jabhad Ka Dilaacdey Galbeedka Somaliland
Siyaasi Cali Cantar oo ka tirsan Hogaanka sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta sheegay in ay jirto warar soo baxaya oo sheegaya in gobalada Galbeedka Somaliland ay dib ugu soo laabtey Jabhadii Suldaan Wabar
Isha...
Wednesday, January 16, 2019
-
Cabdi Casiis Samaale oo Ka Warbixiyay Kulan Axsaabtu La Yeesheen Guddida Muddo Kordhinta ee Golaha guurtida Somaliland
Cabdi Casiis Samaale oo Ka Warbixiyay Kulan Axsaabtu La Yeesheen Guddida Muddo Kordhinta ee Golaha guurtida Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 16, 2019
-
Murankii Nimco Yaasiin oo Sii Xoogaystay Iyo Beelaha Gabooye Iyo Sacad Muuse oo Warbaahinta Hadalo Isu Mariyay
Murankii Nimco Yaasiin oo Sii Xoogaystay Iyo Beelaha Gabooye Iyo Sacad Muuse oo Warbaahinta Hadalo Isu Mariyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 16, 2019
-
Turkiga oo Somaliland Ku Amaanay Haayad Dalkeeda Laga Leeyahay oo Ay Caydhisay
Dawladda Somaliland ayaa dalka ka saartay hay’ad uu lahaa siyaasiga Turkiga ah ee Fethullah Gulen oo lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay sannadkii 2016.
Safiirka Turkiga u jooga magaalada Muqdisho e...
Wednesday, January 16, 2019
-
Xisbiyadda Muncaaradka Somaliland oo Hadda Gudaha U Galay Xarunta Baarlamanka Somaliland
Labada xisbi mucaarid ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa galey xarunta baarlamaanka Somaliland taas oo ay wararku sheegayaan in ay u yeedheen gudidii loo xilsaaarey inay soo naaqishaan muda kordhinta loo sameynayo golaha wakiil...
Wednesday, January 16, 2019
-
Qaar Kamida Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Hees Ku Karbaashay Maamul Xumadda Xukuumadda Madaxwayne Biixi
Qaar Kamida Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Hees Ku Karbaashay Maamul Xumadda Xukuumadda Madaxwayne Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 16, 2019
-
Dagaalkii Xukuumadda Iyo Abwaanadda oo Waji Kale Yeeshay iyo Heestii Ugu Horaysay ee Lagu Dhaliilo Xukuumadda Biixi oo Hadda Daawaha Laga Soo Qaaday
Dagaalkii Xukuumadda Iyo Abwaanadda oo Waji Kale Yeeshay iyo Heestii Ugu Horaysay ee Lagu Dhaliilo Xukuumadda Biixi oo Hadda Daawaha Laga Soo Qaaday
https://youtu.be/VEN7OuB6yrw...
Tuesday, January 15, 2019
« Previous Page — Next Page »