-
Xisbiga Kulmiye oo Ku Dhawaaqay Xilliga Rasmiga ah ee La Qabanayo Shirwaynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga
Xisbiga Kulmiye oo Ku Dhawaaqay Xilliga Rasmiga ah ee La Qabanayo Shirwaynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 19, 2019
-
Xogta Dakhliga Ama Dhaqaalaha Soo Gala Dawlada Hoose ee Hargeisa
Xoghayihii hore ee dawladda hoose ee hargeysa Cali Xasan Cawaale ayaa bartiisa facebook ku baahiyay dakhliga maalinlaha ah ee soo gala dawladda hoose ee hargeysa waxaanu qoraalkiisu u dhignaa sidan:
Wa hubaal in ay dawlada hoos...
Friday, January 18, 2019
-
FBI-da Maraykanka oo Gacanta Ku Dhigtay Nin Qorshaynayay Inuu Weeraro Aqalka Cad
Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa xidhtay nin la tuhunsan yahay inuu taageero kooxda Daacish, oo sida la tuhmayo qorsheynayey inuu gantaallada lidka taankiyada ku weeraro Aqalka Cad ee Mareykanka.
Ninkan oo lagu magacaabo H...
Friday, January 18, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo Oo khadka Telfoonka Kula Hadlay Dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta Ka Dib Weerarkii Nairobi.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dowladda Kenya iyo shacabkeeda ugu tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay weerarkii Talaadadii ka dhacay Dusit2d hotel ee magaalada Nairobi.
Qo...
Friday, January 18, 2019
-
Saamaynta uu weerarkii Dusit D2 ku yeeshay Soomaalida Nairobi
Ka dib markii ay soo shaac baxday in dabley hubaysan ay weerar ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee xaafada Westland ee Nairobi, ayaa Soomaali badan oo ku nool caasimadda waxaa la soo gudboonaaday walaac xooggan.
Dadka ayaa ka cabsi...
Friday, January 18, 2019
-
Baarlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyay Sharci Qoxootiga Dalkaasi U Ogolaanaya Xuquuqo Dheeriya.
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ansixiyay hindise sharciyeed u ogolaanayo qaxootiga ku nool dalkaasi inay helaan xuquuq dheeri ah.
Waxyaabaha ku xusan hindise-sharciyeedka waxaa kamid in dad qaxootiga ee ku nool xeryaha qaxoot...
Friday, January 18, 2019
-
Muhiimad Intee Leeg Ayuu Madaxweynaha Djibouti Siiyey Xafiiska Dalkiisa ee Somaliland.
Xafiiska Qunsuliyada dalka Jabuuti ee Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday inay balaadhin doonaan adeegyada ay u qabtaan muwaadiniinta Jabuuti iyo kuwa Somaliland.
Amb Xuseen Cumar(Kawaaleeye) oo manta warbaahinta maxaliga ah xafiisk...
Friday, January 18, 2019
-
Gudoomiye Cirro oo Ku Hanjabay In Lakala Tashan Doono Hadii Lawada Tashan Waayo
Gudoomiye Cirro oo Ku Hanjabay In Lakala Tashan Doono Hadii Lawada Tashan Waayo
https://youtu.be/Pnj60IVIjyI...
Thursday, January 17, 2019
-
Madaxwaynaha Somaliland oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub
Madaxweynaha somaliland muuse Biixi Cabdi ayaa garsoorayaal iyo xeer ilaaliyayaal cusub u magacaabay maxkamada ciidamada somaliland.
Madaxtooyada somaliland ayaanu ka soo bixin warsaxaafeedka lagu shaaciyey magacaabista cus...
Thursday, January 17, 2019
-
Duqa Caasimadda oo Ka Hadlay Baadhista Hanti Dhawrka Guud Ka Wado Xarunta Dawladda Hoose ee Hargeysa
Duqa Caasimadda oo Ka Hadlay Baadhista Hanti Dhawrka Guud Ka Wado Xarunta Dawladda Hoose ee Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 17, 2019
« Previous Page — Next Page »