-
Golaha Guurtida Somaliland oo La Iskugu Yeedhay Maalinta Barri ah
Golaha Guurtida Somaliland oo Cayimay Kalfadhigooda Rasmiga ah ee Ay Ku Kordhinayaan Doorashadda Golaha Wakiiladda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Sunday, January 20, 2019
-
Dawladda Somaliya oo Qooma-maynaysa Go’aanadii ay Ku Kala Taageeri Jirtay Dawladaha Khaliijka ee Is Haya
Wasiirka Wasaarradda arrimaha dibedda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya marnaba qorshaheedu aheyn in ay la kala safato wadamada siyaasad ahaa isku haya ee ka wada tirsan Khaliijka.
Wasi...
Sunday, January 20, 2019
-
Soomaaliya iyo Turkiga oo iskaashi ka yeelanaya socdaalka iyo isdhaafsiga Xogaha
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey ayaa kulan la qaatey ku simaha agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka dalka Turkey.
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen ...
Sunday, January 20, 2019
-
Khilaafkii Trump iyo Xisbiga Dimuquraadiga oo Cirka isku Sii Laalay
Madaxweyne Trump ayaa shaaciyay hindiseyaal cusub oo ku saabsan gidaarkii uu doonayay in uu ku kala xiro xudduudaha waddamada Mareykanka iyo Mexico.
Hindesiyaashani cusub ayuu uga gol-leeyahay sidii loo soo afjari lahaa hakadka...
Sunday, January 20, 2019
-
Wasiir Beyle oo Dalalka Sacuudiga iyo Aljeeriya uga mahadceliyay deymihii ay ka cafiyeen Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dalalka Carabta ka cafiyaan deymaha,si ay taasi Gogal-xaar ugu noqoto saamaxaadda deymaha ee caalamka intiisa kale.
Wasiir Beyle oo ...
Sunday, January 20, 2019
-
Cabdiraxmaan Cirro oo Gaadhay Itoobiya Iyo Ujeedka Safarkiisa oo uu Shaaciyay
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.
Gudoomiye Cirro oo qoraal ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa sheegay inuu la kulmo...
Sunday, January 20, 2019
-
Dadwaynuhu Dawladda Iyagaa Xukuma Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland
Dadwaynuhu Dawladda Iyagaa Xukuma Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 19, 2019
-
Gudoomiye Xuuto oo Cali Seenyo Ku Eedeeyay Inuu Ku Gafay Mihnadda Iyo Xeerka Saxaafadda
Gudoomiye Xuuto oo Cali Seenyo Ku Eedeeyay Inuu Ku Gafay Mihnadda Iyo Xeerka Saxaafadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 19, 2019
-
“KULMIYE, Boorama Ayaa Loo Sii Wadaa, UDUB Markii Boorama La Geeyay Ayuu Ku Dammay, Haddii Aan La Doonayn Inuu ”Boqor Buurmadaw.
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka digay in shirka xisbiga KULMIYE la geeyo magaalada Boorama, waxaanu ku taliyay in haddii aan la doonayn in xisbigaas la baabiiyo shirkiisa lagu qabto magaalada Hargeysa ee caasimadda ah....
Saturday, January 19, 2019
-
Halkee Ayaa Laga Soo Wada Diray Aflaagadada Taliye Fadal ee ay Ku Kaceen Cali Seenyo Iyo Cali Gurey (Akhriso Xog Muhiima)
Siyaasi cali gurey iyo sidoo kale cali seenyo ayaa siyaabo kala duwan u weeraray habeenkii xalay ahaa xarunta guud ee taliska booliska somaliland khaasatan taliyaha guud ee ciidamadda booliska somaliland sareeyo guuto cabdilaahi f...
Saturday, January 19, 2019
« Previous Page — Next Page »