Home
About Us
wararka
Sports
Suugaanta
Tacsi
tahniyad
Isha Ku Hay
Contact us
wararka
Kulan Dareen Dhaliyey oo Dhex-maray Madaxweynaha Somaliland iyo Abwaannada Dalka Qaarkood!
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somlailand Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay in uu qasriga madaxtooyada kulan qarsoodi ah kula yeeshay xubno ka tirsan Hal-abuurka Somaliland oo ka kala yimid gobollada dalka qaarkood. Ma jiro war...
Sunday, February 3, 2019
Ma Sax Baa Asbaabaha Madaxweyne Biixi U Marag Gashaday Rayaale,Buubaa, Samatar, Xaglotoosiye, Cali Khaliif iyo Cali Ciise?
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay khudbad uu ka jeediyay sanad guurada 25-aad ee Ciidanka Qaranka waxa uu ku sheegay in wada lahaanshaha dawladnimada Somaliland tahay mid sugan waxaanu tilmaamay in siyaasiyi...
Sunday, February 3, 2019
Hadii Walaaltinimo Cid Lagu Taageerayo Jabuuti Ayaa Mudnayd “Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur”
Hadii Walaaltinimo Cid Lagu Taageerayo Jabuuti Ayaa Mudnayd "Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur" Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Ku Baaqay In Macno Loo Sameeyo Dimuqraadiyad Ka Hirgasha Dalkaas
Raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa ku baaqay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo sidii macno loogu yeeli lahaa dimuqraadiyada dalka. Raysal wasaare Abiy oo hadal ka jeediyey kulan lagu falanqaynayey dimuqraadiy...
Sunday, February 3, 2019
Haayadda Aafooyinka Somaliland oo War Cusub Soo Saartay + Daawo
Haayadda Aafooyinka Somaliland oo War Cusub Soo Saartay sida uu shir jaraa'id oo uu xafiiskiisa ku qabtay ku shaaciyay gudoomiyaha haayadaas faysal cali sheekh Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
Maxay Ka Wada Hadleen Cabdiraxmaan Cirro Iyo Wakiilka Ingiriiska ee Xilka Ka Sii Tagayaa ?
Safiirka dhawaan xilka laga bedelay ee Ingiriiska Mr David Concar oo uu weheliyo ergayga cusub ee Ingiriisku u soo magacaabay xafiiskooda Hargeysa ayaa shalay kulan la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Ca...
Sunday, February 3, 2019
Caawi oo U Gargaar Walaalkaaga Dhiban Daawo Dad Dhimirka Wax Ka Qaba oo Caawimo Kaaga Baahan
Caawi oo U Gargaar Walaalkaaga Dhiban Daawo Dad Dhimirka Wax Ka Qaba oo Caawimo Kaaga Baahan Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
Maxaa Sababay In Madaxwayne Biixi Indhaha Ka Laliyo Dheeliga Raran ee Xukuumadiisa?
Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dooda ku saabsan in somaliland ay noqotay wadan aan la wada lahayn oo manaafacaadkiisa ay cid gaar ahi dheefsato. Madaxweyne Muuse Biixi oo khudbad ka jeedinayey m...
Sunday, February 3, 2019
Wasiirka Warfaafinta oo La Daala Dhacay Shaqaalaha Wasaaradiisa + Muxuu Kaga Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay
Wasiirka Warfaafinta oo La Daala Dhacay Shaqaalaha Wasaaradiisa + Muxuu Kaga Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
Fanaankii Caanka Ahaa ee Mustafe Oomaar oo Ku Geeriyooday Hargeysa
Mustafe oomaar Cabdi oo kamid ahaa fanaaniinta waawayn ee ku dhaqnaa caasimadda hargeysa islamarkaana caan ku ahaa gayiga somalida ayaa maanta ku geertiyooday caasimadda somaliland ee hargeysa mustafe oomaar ayaa caan ku ahaa s...
Saturday, February 2, 2019
« Previous Page
—
Next Page »