Fanaankii Caanka Ahaa ee Mustafe Oomaar oo Ku Geeriyooday Hargeysa
February 2, 2019 - Written by admin
Mustafe oomaar Cabdi oo kamid ahaa fanaaniinta waawayn ee ku dhaqnaa caasimadda hargeysa islamarkaana caan ku ahaa gayiga somalida ayaa maanta ku geertiyooday caasimadda somaliland ee hargeysa
mustafe oomaar ayaa caan ku ahaa samaynta heesaha Iyo laxamdooda isagoo sidoo kale aad ugu luuqayn jiray heesaha

waxaana marxuumka maydkiisu hadda yaalaa dhakhtarka wayn ee hargeysa
Bahda Baligubadlemedia waxay tacsi u dirayaan fanaanka iyo qoyskii uu ka baxayba
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS