|
wararka
-
Dibad Baxyo Billo Jirsaday oo Wali Ka Socda Dalka Sudan
Tirada dhimashada dadka ku dhintay dibadbaxyada Suudaan ayaa sare u kacday xilli magaalooyin hor leh ay kusii baahayaan dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda Suudaan.
Ururka shaqaalaha Suudaan ayaa ku dhawaaqay in maanta...
Saturday, January 26, 2019
-
Wasaaradda Cadaaladda oo Ka Hadashay Maxaabiis Ajaniba Ah Oo Ku Jira Xabsiyadda
Wasaaradda Cadaaladda oo Ka Hadashay Maxaabiis Ajaniba Ah Oo Ku Jira Xabsiyadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 26, 2019
-
Wasiirka Beeraha oo Ka Muquurtay Kulan Lagu Casuumay oo Ka Dhacayay Jarmalka
Xukuumadda Somaliland ayaa waxa lagu soo casuumay shir ka dhacay waddanka jarmalka oo lagaga hadlayay arimaha beeraha iyo sidii loo kobcin lahaa oo ay ka soo qayb galeen wasiiro badan oo ka socday dalalka Africa iyo Dubla-maasiyii...
Saturday, January 26, 2019
-
Xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo War Ka Soo Saaray Kulan Dr. Abiy La Yeeshay Mustafe Cagjar Iyo Axmed Shide
Xafiiska raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa war ka soo saaray kulan uu raysal wasaaruhu la yeeshay madaxweynaha deegaanka soomaalida Mustafe Cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga deegaanka soomaalida Axmed Shide.
Warka ...
Saturday, January 26, 2019
-
Dhalinyaradda Iyo Aqoonyahanka Deegaanka Hargeysa oo Baaq Culus U Diray Madaxwayne Biixi
Dhalinyaradda Iyo Aqoonyahanka Deegaanka Hargeysa oo Baaq Culus U Diray Madaxwayne Biixi
https://youtu.be/4IKaZwvhL4g
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 25, 2019
-
Thiery Henry Oo Laga Caydhiyey Shaqadii Kooxda Monaco Iyo Sababaha Keenay
Kooxda Monaco ee dalka Fransiiska ayaa shaqadii ka eriday tababarihii kooxdaasi , ahna weeraryahankii hore ee Kooxda Arsenal, Thierry Henry oo saddex bilood oo keliya hogaaminyay kooxdaasi.
Henry ayaa shaqada laga joojiya, ...
Friday, January 25, 2019
-
Hay’adda Dhawrista tayadda oo Xidhay Xarunta Caafimaad ee Al-Hudda Herbel Medicine
Hay’adda dhawrista tayadda Somaliland ayaa xidhay cijaalka ku yaalla Hargeysa oo dadka ku dabiibay dawooyin uu sameeyey oo dabiici ah.
Hay’adda dhawrista tayada ayaa sheegtay in ay xidhay guud ahaan ganacsiga cilaajka Al-Hu...
Friday, January 25, 2019
-
Siyaasi Caan ah oo Markii Ugu Horaysay Qirtay Inuu Tuug Ahaan jiray
Waa mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu magaca dheer dalka Kenya, waxaana soo doortay dad gaaraya illaa 7 milyan oo qof oo ku nool caasimadda Nairobi, balse ma ahan nin ka baqaya in uu ka sheekeeyo wixii uu soo maray.
Mike Sonko wa...
Friday, January 25, 2019
-
Itoobiya oo Heshiis La Gaadhay Laba Garab oo Ka Tirsan Jabhadaha Oromada
Dowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la gaartay Laba Garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, taas oo Af-jaraysa colaad iyo gadood Hubeysan oo Bilooyin ka taagnaa qaybo ka mid ah dalkaas, sida ay baahisay Wakaaladda wararka Ethiop...
Friday, January 25, 2019
-
Madaxda Dawlad Goboleedyadda Somaliya oo Ku Sii Qul-qulaya Magaaladda Garoowe
Hoggaamiyayaasha Dawlad-gobolleedyada Soomaaliya ayaa gaadhay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo ay ka socoto qaban qaabadda xaflad lagu caleemo-saarayo madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa.
Madaxweynayaa...
Friday, January 25, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|