|
wararka
-
Xukuumadda Somaliland oo Muddo Sanad Iyo Saa’id Ah Kadib Shaacisay Dayntii Ay Kala Wareegtay Xukuumaddii Siilaanyo
Xukuumadda Somaliland oo Muddo Sanad Iyo Saa'id Ah Kadib Shaacisay Dayntii Ay Kala Wareegtay Xukuumaddii Siilaanyo
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, February 4, 2019
-
Dib U Milicsiga Habkii Uu Ku Yimid Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland, Geesinimadii Suldaan Maxamed, Go’aankii Guutada Sancaani Iyo Doorkii Cigaal
Dib U Milicsiga Habkii Uu Ku Yimid Aas Aaska Ciidanka Qaranka Somaliland, Geesinimadii Suldaan Maxamed, Go'aankii Guutada Sancaani Iyo Doorkii Cigaal
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
-
Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre, ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed.
Kulanka ra’iisul wasaaruhu la yeeshay ganacsatada oo uu goob joog ka ahaa wasiirk...
Sunday, February 3, 2019
-
Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Shiinaha
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya H.E. Qin Jian.
“Waxaan ku faraxsanahay in aan kulan wax ku ool ah oo ku saabsan dib-u-habeynta ...
Sunday, February 3, 2019
-
Guddoomiyaha Xisbiga Tallada Haya ee Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Jigjiga Lagu Soo Dhaweeyay.
Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Guddoomiyaha xisbiga talada degaanka haya Axmed Shide uu maanta soo gaadhay magaalada Jigjiga, isagoo lagusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-Waal Airport.
...
Sunday, February 3, 2019
-
Madaxweyne Waare oo Walaac Ka Muujiyay Ka Saarista Dalka Qeyb ka mid ah ciidamada Burundi
Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa walaac ka muujiyay ka bixintaanka qeyb ka mid ah ciidamada Burundi ee Soomaaliya.
Madaxweyne Waare oo la kulmay Madaxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya F...
Sunday, February 3, 2019
-
Geerida Abwaan Baarleex: Hadda ayaan ogaaday inuu sagootin ahaa eray uu igu yiri intii aan la qaadin ka hor
Abwaan Cabdillaahi Xirsi Ibraahim, oo ku magac dheeraa Baarleex, waxa uu Alle ha u naxariistee ka mid ahaa sugaanyahannada ay sida weyn u yaqaaneen guud ahaan dadka Soomaaliyeed, wuxuuna taariikh lama illoobaan ah ku lahaa fan...
Sunday, February 3, 2019
-
Kulan Dareen Dhaliyey oo Dhex-maray Madaxweynaha Somaliland iyo Abwaannada Dalka Qaarkood!
Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somlailand Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay in uu qasriga madaxtooyada kulan qarsoodi ah kula yeeshay xubno ka tirsan Hal-abuurka Somaliland oo ka kala yimid gobollada dalka qaarkood.
Ma jiro war...
Sunday, February 3, 2019
-
Ma Sax Baa Asbaabaha Madaxweyne Biixi U Marag Gashaday Rayaale,Buubaa, Samatar, Xaglotoosiye, Cali Khaliif iyo Cali Ciise?
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay khudbad uu ka jeediyay sanad guurada 25-aad ee Ciidanka Qaranka waxa uu ku sheegay in wada lahaanshaha dawladnimada Somaliland tahay mid sugan waxaanu tilmaamay in siyaasiyi...
Sunday, February 3, 2019
-
Hadii Walaaltinimo Cid Lagu Taageerayo Jabuuti Ayaa Mudnayd “Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur”
Hadii Walaaltinimo Cid Lagu Taageerayo Jabuuti Ayaa Mudnayd "Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|