-
Raysal Wasaaraha Ethiopia oo Ku Baaqay In Macno Loo Sameeyo Dimuqraadiyad Ka Hirgasha Dalkaas
Raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa ku baaqay in si wada jir ah looga wada shaqeeyo sidii macno loogu yeeli lahaa dimuqraadiyada dalka.
Raysal wasaare Abiy oo hadal ka jeediyey kulan lagu falanqaynayey dimuqraadiy...
Sunday, February 3, 2019
-
Haayadda Aafooyinka Somaliland oo War Cusub Soo Saartay + Daawo
Haayadda Aafooyinka Somaliland oo War Cusub Soo Saartay sida uu shir jaraa'id oo uu xafiiskiisa ku qabtay ku shaaciyay gudoomiyaha haayadaas faysal cali sheekh
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
-
Maxay Ka Wada Hadleen Cabdiraxmaan Cirro Iyo Wakiilka Ingiriiska ee Xilka Ka Sii Tagayaa ?
Safiirka dhawaan xilka laga bedelay ee Ingiriiska Mr David Concar oo uu weheliyo ergayga cusub ee Ingiriisku u soo magacaabay xafiiskooda Hargeysa ayaa shalay kulan la qaatay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Ca...
Sunday, February 3, 2019
-
Caawi oo U Gargaar Walaalkaaga Dhiban Daawo Dad Dhimirka Wax Ka Qaba oo Caawimo Kaaga Baahan
Caawi oo U Gargaar Walaalkaaga Dhiban Daawo Dad Dhimirka Wax Ka Qaba oo Caawimo Kaaga Baahan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
-
Maxaa Sababay In Madaxwayne Biixi Indhaha Ka Laliyo Dheeliga Raran ee Xukuumadiisa?
Madaxweynaha somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dooda ku saabsan in somaliland ay noqotay wadan aan la wada lahayn oo manaafacaadkiisa ay cid gaar ahi dheefsato.
Madaxweyne Muuse Biixi oo khudbad ka jeedinayey m...
Sunday, February 3, 2019
-
Wasiirka Warfaafinta oo La Daala Dhacay Shaqaalaha Wasaaradiisa + Muxuu Kaga Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay
Wasiirka Warfaafinta oo La Daala Dhacay Shaqaalaha Wasaaradiisa + Muxuu Kaga Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, February 3, 2019
-
Fanaankii Caanka Ahaa ee Mustafe Oomaar oo Ku Geeriyooday Hargeysa
Mustafe oomaar Cabdi oo kamid ahaa fanaaniinta waawayn ee ku dhaqnaa caasimadda hargeysa islamarkaana caan ku ahaa gayiga somalida ayaa maanta ku geertiyooday caasimadda somaliland ee hargeysa
mustafe oomaar ayaa caan ku ahaa s...
Saturday, February 2, 2019
-
Madaxwayne Farmaajo oo Tacsiyadeeyay Geerida Abwaan Cabdullaahi Xirsi Baarleex
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Baarleex oo ku geeriyoodey waddanka Hindiya.
"Alle ha u naxariisto Abwaan C...
Saturday, February 2, 2019
-
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen Iyo Prof Samatar oo Gaashaan-Buur Siyaasadeed Ku Midoobaya.
Professor Axmed Ismaaciil Samatar iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsan Xisbi Xaakimka Kulmiye,kanna mid ahaa Siyaasiyiintii iyo garbihii ugu waa weynaa ee uu Madaxweyne Muuse Biixi ku duulayay wakhtigii ugu dambeeyay ee ...
Saturday, February 2, 2019
-
Madaxweyne Biixi oo ka Qaybgallay Dabaaldega Sanad guuradii ka Soo Wareegtay aasaaska Ciidanka Militeriga Somaliland
Ciidanka militariga Somaliland ayaa maanta u dabaaldegayey 25 guuraddii ka soo wareegtay aasaaska ciidankaaasi oo sanad walba maalintan oo kale la xuso.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa kala qaybgallay dabaaldega ciidanka Mili...
Saturday, February 2, 2019
« Previous Page — Next Page »