|
wararka
-
Gudoomiyihii Haayadda Dinwaanka Sakadda Xukuumadda Madaxwayne Biixi oo Is Casilay
Guddoomiyaha hay’adda diiwaanka Sakada iyo samo-falka Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax Jire, ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkii, Madaxweyne Biixina uu ka aqbalay.
Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo uu Sheekh...
Tuesday, February 5, 2019
-
Gudoomiye Cirro oo Xil Cusub U Magacaabay Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun
Gudoomiye Cirro oo Xil Cusub U Magacaabay Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 5, 2019
-
Wasiirka Macdanta oo Ka Hadlay Eedaymo Culus oo Uga Imanaya Qaar Kamida Shirkadaha Korontadda ee Caasimadda
Wasiirka Macdanta oo Ka Hadlay Eedaymo Culus oo Uga Imanaya Qaar Kamida Shirkadaha Korontadda ee Caasimadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 5, 2019
-
Samsam Cabdi Aadan oo Meesha Ka Saartay Wararka Sheegaya In Dayn 80 Milyan ah Lagu Wareejiyay Xukuumadda Biixi
Samsam Cabdi Aadan oo Meesha Ka Saartay Wararka Sheegaya In Dayn 80 Milyan ah Lagu Wareejiyay Xukuumadda Biixi
https://youtu.be/xNl9DGlBe3I...
Monday, February 4, 2019
-
Wasiirka waxabarashada Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dawladda Turkiga u fadhiya Muqdisho
Wasiirka waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ,Cabdullaahi Goodax Bare ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz, wuxuu...
Monday, February 4, 2019
-
Khilaaf Markale Ka Dhex Qarxay Wasaaradda Maaliyadda oo Wasiir Sacad oo Saxeexiisa Lagu Shaqaysto
Waxaa maalmihii u dambeeyay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ka taagnaa Buuq iyo isfaham waa gaadhay in qoraal turxaan leh ay iswaydaarsadaan Maamulayaasha Mid ka mid ah waaxyaha cashuuur Ururinta Wasaaraddaasi, arinta...
Monday, February 4, 2019
-
Somaliland: Dhakhaatiir Ajanabi ah oo Hawlgalo Caafimaad Ka fulinaya Dhulka Miyiga ah
Cisbitaalka guud ee Hargeysa ayaa xaflad daahfur ah u sameeyey dhakhaatiir ajanabi ah oo hawlgal caafimaad ka bilaabi doonna miyiga fog ee Somaliland, kuwaas oo sita qalabkii lagu fulin lahaa qaliinadda oo gaadiid waaweyn ku rikib...
Monday, February 4, 2019
-
Madaxweynaha Puntland oo Ka Hadlay Dilka Maareyaha Dekedda Boosaaso Paul Anthony
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow sheegay Puntland inay qaadeyso tallaabo jawaab u ah dilka maareyaha dekedda Boosaaso ee shirkadda P&O Ports ,Paul Anthony Fermosa.
Madaxweyne Deni, ayaa tacsi u ...
Monday, February 4, 2019
-
Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Ka Dhawaajiyay In LasooAfjaray Khilaafkii Ka Dhexeeyay Isaga Axmed Shide
Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Ka Dhawaajiyay In LasooAfjaray Khilaafkii Ka Dhexeeyay Isaga Axmed Shide gudoomiyaha xisbiga dawlad deegaanka somalida ethiopia
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, February 4, 2019
-
Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Caruur Darbi Jiif Ah Oo Xukuumadu U Xidhnaa
Xukuumada somaliland ayaa shaacisay in xukun lagu riday caruur darbi jiif ah oo tiradoodu gaadhayso 20 kuwaas oo la qabtay wakhti ay samaynayeen mudaharaad cabasho.
Xogo rasmi ah oo ay Hadhwanaagnews ka heshay wasaarada s...
Monday, February 4, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|