-
Muwaadiniin U Dhashay Qaaradda Yurub oo Kamid ahaa Tartamayaasha Maaratoon Lagu Qabtay Hargeysa
Muwaadiniin U Dhashay Qaaradda Yurub oo Kamid ahaa Tartamayaasha Maaratoon Lagu Qabtay Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, February 8, 2019
-
Madaxweyne Biixi oo La Filayo Inuu Soo Saaro Isku Shaandhayn Baaxad Leh Iyo Wasiiro oo Wadnaha Farta Ku Haya
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu sida ugu dhakhsaha badan ugu dhawaaqo Liiskii isku shaandhaynta cusub ee xukuumaddiisa oo muddooyinkii dambe oo dhan la hadal hayay iyada oo xogo arrintan la xidh...
Friday, February 8, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo Ka Hadlay Hadal-haynta Shirka Shidaalka Soomaaliya ee London
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay xiritaanka shirkii arrimaha Garsoorka ee Muqdisho ku soo dhamaaday ayaa soo hadal qaaday hadal heynta shirka shidaalka Soomaaliya ee maanta ka ...
Thursday, February 7, 2019
-
Bulshadda Rayidka ah oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaantay Hadaladii Is Burinayay ee Wasiir Sacad Cali SHire
Bulshadda Rayidka ah oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaantay Hadaladii Is Burinayay ee Wasiir Sacad Cali SHire
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 7, 2019
-
Wasiir Sacad Cali Shire Oo Iska Hor Iyo Daba Yimid, Wixii Uu Dorraad Qirayayna Shalay Beeniyey.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Sacad Cali Shire waxa uu siyaalo kala duwan uga hadlay hadalkii uu saxaafadda siiyay dorraad iyo hadalkii uu mar kale shalay saxaafadda mariyay isaga oo dorraad afaafka Golaha wakiilla...
Thursday, February 7, 2019
-
“Muuse Biixi Qalbigiisa Daaro Dhiso Iyo Duunyo Urursi Ayaa Ka Buuxa, Han Iyo Himilo Hogaamineedna Ma Laha”Afhayeenka Waddani”
Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa madaxweynaha somaliland ku eedeeyey inuu ku jiro hanti urursi balse aanu lahayn aragti hogaamineed oo uu dalka ku hago.
Afhayeen Barkhad Jaamac Batuun o...
Thursday, February 7, 2019
-
Madaxweyne Biixi oo Dhagax Dhigay Dayactir Lagu Samaynayo Waddada Isku Xidha Hargeysa Iyo Kala-baydh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay dib-u-dhis iyo Balaadhin lagu samayn doono waddada isku xidha caasimadda Hargeysa iyo deegaanka Kala-baydh ee gobolka Gabiley oo dherarkeed...
Thursday, February 7, 2019
-
Xildhibaan Abu-bakar Oo Ka Hadlay Dhalinyaro Lagu Xidh-dhidhay Magaaladda Boorama.
Xildhibaan Abu-bakar Oo Ka Hadlay Dhalinyaro Lagu Xidh-dhidhay Magaaladda Boorama.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 7, 2019
-
Ergaygii Turkiga Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Gaadhay Muqdisho, Kuna Soo Jeeda Hargeysa.
Dawladda Turkiga ayaa dardar gelisay dib u bilaabista wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana gobalka soo gaadhay ergayga gaarka ah ee uu Turkigu u magacaabay wada hadalada Hargeysa iyo Muqdisho Dr. Olgan Bekar.
Dr...
Thursday, February 7, 2019
-
Madaxweynaha Djibouti Oo Ciidamadiisa Soomaaliya Jooga Faray Inaanay Ka Amar Qaadan Taliyaha Itoobiyanka Ah Ee Amisom –
31-kii bisha January waxa taliyaha ciidamada Midawga Afrika (AMISOM) ee Soomaaliya nabad ilaalinta u jooga la wareegay Jeneraal Tigabu Yilma oo ah sarkaal Itoobiyaan ah. Waxa ay xil wareejinta oo aan la filayni dhacday maalmo kadi...
Thursday, February 7, 2019
« Previous Page — Next Page »