-
ONLF Iyo Ciidamadda Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo La Mideeyay
ONLF Iyo Ciidamadda Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia oo La Mideeyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, February 9, 2019
-
Ergeyga Turkiga U Qaabilsan Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Oo La Kulmay Xisbiga WADDANI
Waxaa safarkiisii koowaad ee intii uu xilkan ku magacownaa magaalada Hargeysa khamiistii 7 da feeberweri 2019 ka, ku yimi Danjire Dr. Olgan Beker oo ah ergeyga ay dawl adda Turkigu u magacowday wada hadallada Somaliland iyo Somali...
Saturday, February 9, 2019
-
Agaasimaha Shaqo Qaran Oo Cayimay Wakhtiga La Galayo Tobobarkii Dugsiga Shaqo Qaran
Agaasimaha Shaqo Qaran Oo Cayimay Wakhtiga La Galayo Tobobarkii Dugsiga Shaqo Qaran
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, February 9, 2019
-
Warbixin Iftiimisay In Somaliland Xoriyada Hadalka Kaga Horayso Wadamada Geeska Afrika Iyo Saamaynta Ka Dhalatay Dib U Dhacyada Doorashada –
Somaliland ayaa dhinaca xoriyada hadalka iyo xuquuqda siyaasiyiinta kaga horaysay wadamada ka yaala geeska Afrika.
War ka soo baxay xafiiska wasaarada arimaha dibada ee dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Freedom House ayaa lagu...
Saturday, February 9, 2019
-
Gabiley Oo Ka Tanaasushay Doonistii Gobolnimadii Iyo Sababaha Keenay.
Jiif Caaqil Dayib Cabdi Ciidle oo ka mid ah madax dhaqameedka Gabiley ayaa ka hadlay caqabadaha hortaagan qabsoomida doorashooyinka somaliland.
Jiif Caaqil Dayib Cabdi Ciidle oo ka hadlayey munaasibad ka dhacday Gabiley o...
Saturday, February 9, 2019
-
Guddoomiyaha Dahabshiil Group Oo Ka Hadlay Muhiimadda Tartanka Orodka Dheer Ee Somaliland Oo Shirkaddu Qabatay
Shirkadda Dahabshiil Group oo kaashanaysa wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland ayaa qabatay tartanka Orodka Dheer ee Somaliland (Marathon) ee sanadka 2019. Tartanka waxa ku baratamay dhallinyaro gaadhaysa 200 oo is...
Saturday, February 9, 2019
-
Qaramadda Midoobay oo Dawladda Sucuudiga Ku Eedaysay Inay Xanibtay Baadhitaano Ku Aadan Dilkii Jamaal Khashoqji
Sacuudi Carabiya ayaa "si xad dhaaf ah waxa ay u xannibtay una wiiqday" awooddii Turkiga uu ku baari lahaa dilka Jamaal Khaashuqji, khabiir Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa sidaasi sheegtay.
Warbixin hordhac ah oo ku saabsan ba...
Friday, February 8, 2019
-
Dawladda Farmaajo oo Labo Sano Jirsatay Iyo Lix arrimood oo U Gaar ah Dawladdiisa
Labo sano ayaa kasoo wareegtay markii madaxweynaha Soomaaliya loo doortay, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
8-dii Feberaayo 2017 ayaa madaxweyne loo doortay Farmaajo asagoo 23-kii isla bishaasna Raysul Wasaare u magacaabay Xasan C...
Friday, February 8, 2019
-
Waa Maxay Sababta Muuse Biixi Ugu Kalifay Dr Sacad Cali Shire Inuu Kala Hadlo?
Waxaa cidkasta oo arrimaha Somaliland si dhaw ula socotaa ka dheregsan tahay in Musuqmaasuq iyo Qabyaalad xadhkaha goostay oon loo meel dayini Dalka ka dhacday tan iyo intii Xukuumada Kulmiye talada Dalka la wareegtay sannadkii 20...
Friday, February 8, 2019
-
“Xagay Salaadu Ka Xidhmi La’dahay? Dee Imaamkii Ayaan Weli Innoo Xidhin”Hogaamiye Xirsi”
Hoggaamiyaha Xisbiga Waddan Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii ugu horreeyey ka hadlay kulammo laba todobaad la yeesheen Safiiradda Ingiriiska Iyo Turkiga. Islamarkaanna wuxuu sheegay in kulamadaasi muhiim u ahayeen dalkeenna.
...
Friday, February 8, 2019
« Previous Page — Next Page »