-
Ururka SOLJA oo Cambaareeyey Tacadi Boolisku U Gaystay Wariyeyaal Ka Hawl Gala Telefishanka Horn Cable
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyey Fal Askari Booliska ahi kula kacay Wariye iyo Sawir Qaade ka tirsan Telefishanka HCTV oo kala ahaa Wariye Sagal Beeldeeq iyo Sawir Qaade Ridwaan Xuseen.
War-saxaafad...
Thursday, February 28, 2019
-
Xisbiyada Mucaaradka oo Shirkii Kulmiye Ku Tilmaamay Mid Horseeday Fawdo Sharci
Xisbiya mucaarada ee Somaliland Ucid iyo Waddani ayaa xukuumada Somaliland ku dhaliilay inay guud ahaanba sharcigii dalka ay gacanteeda ku qaadatay isla markaasna masuuliyiintii qaranka iyo shaqaalihii dawladuba ay si aan gabasho ...
Thursday, February 28, 2019
-
Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia iyo Wafti uu Hogaamimayo oo Safar Ku Yimi Hargeysa
Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia ayaa maanta socdaal ku yimi madaxwaynaha magaaladda hargeysa
Madaxwayne cagjar ayaaa waxa magaaladda wajaale kusoo dhaweeyay xubno wasiiro ah oo uu kamid yihiin wasiiradda arrim...
Wednesday, February 27, 2019
-
Madaxwayne Cagjar oo Ku Soo Wajahan Somaliland Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
Madaxweynaha maamulka soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa la filayaa inuu socdaalkiisii ugu horeeyey ku yimaado somaliland.
Madaxweyne Cagjar oo wakiil ka ah raysal wasaaraha Itoobiya ayaa la filayaa inuu ka soo qay...
Wednesday, February 27, 2019
-
Pakistan oo Soo Riday Labo Diyaaradood oo Hindiya Leedahay Iyo Colaadda Labada Dal oo Meel Xun Maraysa
Dawladda Pakistan ayaa sheegtay in ay soo ridday labo diyaaradood oo kuwa dagaalka ah oo ay leedahahay Hindiya kuwaas oo soo galay hawadeeda Kashmir.
Pakistan ayaa intaas ku dartay in ay xirtay mid ka mid ah duuliyeyaashi diyaa...
Wednesday, February 27, 2019
-
Madaxwayne Trump Iyo Dhigiisa Kim Jong Un oo Kulankoodii Labaad Yeelanaya Maalinta Bari ah
Hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi, Kim Jong Un ayaa maanta tegay magaalada Hanoi ee dalka Vietnam, ka hor kulan madaxeedka labaad ee uu la yeelanayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
Madaxwayne Trump Iyo Dhigiisa Kim Jong Un oo...
Wednesday, February 27, 2019
-
Madaxwayne Biixi oo Jawaab Waafiya Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar
Madaxwayne Biixi oo Jawaab Waafiya Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 27, 2019
-
Daawo Khudbadii Madaxwayne Biixi Ku Soo Xidhay SHirwaynihii Lixaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Daawo Khudbadii Madaxwayne Biixi Ku Soo Xidhay SHirwaynihii Lixaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 27, 2019
-
Daawo Khudbadii Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ka Jeediyay Shirwaynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Daawo Khudbadii Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ka Jeediyay Shirwaynihii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 27, 2019
-
Dawo Weedhihii Ex Wasiir Cali Warancadde Ka Jeediyay Shirwaynihii Lixaad ee Glaha Dhexe Xisbiga Kulmiye
Dawo Weedhihii Ex Wasiir Cali Warancadde Ka Jeediyay Shirwaynihii Lixaad ee Glaha Dhexe Xisbiga Kulmiye
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 27, 2019
« Previous Page — Next Page »