|
wararka
-
Umaddu Hadal Uma Baahna Ee Wax Qabad Bay U Baahantahay “Xil Siciid Cartan”
Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana soo jeeda Gobolka Saaxil, ayaa sheegay in aanay umaddu u baahnayn hadalo la isku tuur-tuuro, balse ay u baahan yihiin in wax loo qabto.
Xil...
Saturday, March 2, 2019
-
Xaaladda Caafimaad ee Sheekh Aadan Sunne oo Laga Dayrinayo Iyo Xukuumadda oo Diiday In Xaaladiisa Caafimaad Lala Tacaalo
sheekh aadan cabdiraxmaan warsame aadan sunne oo kamid ah culimadda reer hargeysa ayaa xaaladiisa caafimaad laga dayrinayaa sida ay maalintii shalay bogeeda facebuuk ku baahisay gabadh uu dhalay oo lagu magacaabo macsuun sheekh aa...
Saturday, March 2, 2019
-
Qaramada Midoobey oo cambaareysay dilkii Ca’isha Ilyaas
War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan maalgelinta dad weynaha ee UNFPA, ayaa lagu cambaareeyay tacaddiyadii loo geysta Caa’isha Ilyaas Aaden, oo ahayd 12 Jir , dhowaan lagu dilay magaala...
Friday, March 1, 2019
-
Qatar oo lacag malaayiin dollar ah ku kabeysa Miisaaniyada dowladda Soomaaliya
Dowladda Qatar ayaa sheegtay in lacag dhan 73 Milyan oo riyaalka lacagta Qadar ah una dhiganta $20 Milyan oo dollar ku kabeysa miisaaniyada dowladda Soomaaliya ee sanadkan 2019ka.
Arrinta ayaa imneysa kaddib markii magaalada Do...
Friday, March 1, 2019
-
Dawladda Somaliya oo La Wareegtay Kulliyadda Tobobarka Ciidanka Jaalle Siyaad oo Ciidanka Amisom Baneeyeen
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo maanta ka qayb galay munaasab ciidanka xoogga dalku ay ciidamada nabad ilaalinta midawga Afrika AMISO kala wareegayeen xarunta Tababarka Meleteri...
Friday, March 1, 2019
-
Madaxweyne Biixi Oo Dheeliga Saami Qaybsi ee Xukuumadiisa Kaga Galgashay Isku Xoqida Laba Beelood oo Walaalo Ah
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa jawaab lama filaan ah oo amakaag-gelisay dad badan kaga gal-gashay su’aal ku saabsanayd dheeliga ka jira saamiga ay beeluhu ku lee yihiin Xukuumaddiisa oo ay weydiisay Fadxi...
Thursday, February 28, 2019
-
Daawo Nuxurka Khudbadii Madaxwaynaha Somaliland Ka Jeediyay Munaasibadii Lagu Dhagax Dhigayay Dhismaha Berbera Corridor
Daawo Nuxurka Khudbadii Madaxwaynaha Somaliland Ka Jeediyay Munaasibadii Lagu Dhagax Dhigayay Dhismaha Berbera Corridor
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 28, 2019
-
Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Dhismaha Waddada Berbera Corridor
Madaxwayne Mustafe Cagjar oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Dhismaha Waddada Berbera Corridor
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 28, 2019
-
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Ka Hadlay Dhismaha Wadadda Berbera Corridor Iyo Laba Wajiilaynta Wasiirka Maaliyadda
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ka hadlay dhagax dhiga waddada isku xidhaysa Berbera ilaa Wajaale.
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo qoraal uu soo saaray waxa uu kaga hadlay dhagax ...
Thursday, February 28, 2019
-
Siyaasadda Maraykanka ee ku wajahan Afrika Iskama Dhego-tiri karto Somaliland
Khabiir Michael Rubin oo ah xeel-dheere Maraykan ah ayaa Dawladda Dalkiisa ku guubaabiyey inay wax la qabato Jamhuuriyadda Somaliland oo uu ku tilmaamay mid ka mid ah meelaha ugu nabdoon Afrika isla markaana ay ka qabsoomeen doo...
Thursday, February 28, 2019
« Previous Page — Next Page »
|
|