-
Xildhibaan Nacnac oo Ku Taliyay In Sheekh Aadan-Sune Loo Ogolaado In Qaliin Lagu Sameeyo
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ka hadlay xaalada caafimaad ee Sheekh Aadan Sune, waxaanu sheegay inuu u baahan yahay in caafimaadkiisa iyo daweeyntiisa xil la iska saaro...
Thursday, March 7, 2019
-
Xildhibaan Dheeg Oo Sheegay Inaanay Qabsoomayn Doorashooyinkii La Mudeeyay Qabashadooda
Xildhibaan Dheeg Oo Sheegay Inaanay Qabsoomayn Doorashooyinkii La Mudeeyay Qabashadooda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, March 6, 2019
-
Farmaajo Suurtagal Uma Ahan Inuu Gorgortan Ka Galo Kiiska Yaala Maxkamadda” Proff. Samatar
Professor Cabdi Ismaaciil Samatar oo cilmiga Juqraafiga ka dhiga Jaamacadda Minnesota ee dalka ee Mareykanka ayaa BBC-da u sheegay inaanay u muuqan in Soomaaliya ay wax gorgortan ah ka geli doonto arinta badda. "Anigu waxaan islee...
Wednesday, March 6, 2019
-
Dawladdaha Kenya Iyo Somaliya oo Heshiis Rasmiya Ka Gaadhay Khilaafkii Ka Dhexeeyay
War qoraal ah oo goor dhawayd ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/...
Wednesday, March 6, 2019
-
Xisbiga Waddani Oo Mow-qifkiisa Qabsoomida Doorashadda U Gudbiyay Weftigii Ka Socday Midowga Yurub
Xisbiga Waddani Oo Mow-qifkiisa Qabsoomida Doorashadda U Gudbiyay Weftigii Ka Socday Midowga Yurub
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Wednesday, March 6, 2019
-
Farmaajo oo Aqbalay in Itoobiya Dhex-dhexaadiso Soomaaliya iyo Kenya + Kulanka Nairobi
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa aqbalay in dowladda Itoobiya dhex-dhexaadiso khilaafka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ee la xidhiidha muranka dhul-badeed ku yaalla meel u dhaw xadka badda ee labada dal ...
Wednesday, March 6, 2019
-
Mid Kamida Dalalka Caalamka oo Leh Madaxwayne Aan Hadlin
Dad badan oo reer Algeria ah ayay ku adagtahay in ay fahmaan sida madaxweynahooda oo 82 jir, 6 sanno ka horna uu ku dhacay xanuunka shalalka, kaas oo uu hadalka ku adagyahay, aanana socon karin uu dalkaas usii maamuli karo.
Dad...
Wednesday, March 6, 2019
-
Bilyaneerka ugu da’da yar Dunida oo Magaceeda iyo Hantideeda la Shaaciyey
Kylie Jenner ayaa noqotay bilyaneerka ugu da’da yar adduunka, sida laga soo xigtay liiska bilyaneeradda ee majaladda Forbes.
Kylie Jenner bilyaneerka ugu yar dunida 2019
Kylie Jenner bilyaneerka ugu yar dunida 2019
Ga...
Wednesday, March 6, 2019
-
Hawlihii Madaarka Magaaladda Nairobi oo Gabi Ahaanba Istaagay
Waxaa gabi ahaanba istaagay wixii ka danbeeyay saqdii dhexe ee xalay howlihii garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi kaddib shaqo joojin ay sameeyeen shaqaalaha garoonka.
Arrintan ayaa ka danbeysay kaddib m...
Wednesday, March 6, 2019
-
Natiijada Baadhitaan 2 Cisho Qaatay Oo La Mariyey Sh. Aadan-Sune & Warbixintii Dhakhtarka
Xarunta caafimaadka ee Hargeisa International Hospital waxaa muddo Labo casho ah baadhitaan caafimaad uga socday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan-Sune).
Sheekha oo Jidh-dil ba’an ay u geysteen ciidamada Booliska ...
Tuesday, March 5, 2019
« Previous Page — Next Page »