-
Dawladda Somaliya oo Shaacisay Diyaarado ay Hawadeeda Ka Mamnuucday
Dawlada federaalka ah ee soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday diyaarado ay ka mamnuucday inay ka soo dagaan garoomada kala duwan ee dalka.
War ka soo baxay hay’adda duulista soomaaliya ayaa lagu sheegay inaanay garoomada ka s...
Wednesday, March 13, 2019
-
Duqa Caasimadda oo Dhaleecayn Kala Kulmay Sariibad uu Iskugu Magac Daray.
Bulshada somaliland ayaa dareen cadho leh ku qaabilay sariibad laga hirgeliyey magaalada Hargeysa oo loogu magac daray maayar Cabdiraxmaan Soltelco.
Dareenka cadhada leh oo ay dadweynuhu ku soo bandhigeen baraha ay bulsha...
Wednesday, March 13, 2019
-
Hargeysa: Madaxwayne Ku Xigeenka oo Kulan Dardaaran ah La Qaatay Dhalinyarro Tartan Kaga Qayb Galaysa Jabuuti
Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha madaxweynaha, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sagootiyey saddex dhallinyaro ah oo magaca dalka Jamhuuriyadda Somaliland kaga qaybgelaya tarta...
Wednesday, March 13, 2019
-
Shir Lagu soo Bandhigay Hirgelinta Nidaamka Casriga ah ee loo Maamulayo Dacwadaha iyo Kiisaska ka Dhaca Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa qabtay kulan lagu soo bandhigay hirgelinta nidaamka casriga ah ee loo maamulayo dacwadaha kala duwan ee soo gala dalka, nidaamkaas oo ...
Wednesday, March 13, 2019
-
Wasiir Ka Tirsan Xukuumada oo Ka Hadlay Shirar Uu Kaga Qayb Galay London Iyo Qodobadda Lagaga Hadlay.
Wasiirka wasaaradda Dastuurka iyo Xidhiidhka golayaasha Somaliland, Maxamed Xaaji Aadan Cilmi oo safar shaqo ugu maqnaa muddo todobaada dalka UK ayaa ka warbixiyey ujeedada shirar iyo kulamo caalamiya oo uu kaga qayb galay magaala...
Tuesday, March 12, 2019
-
Maxaa Sababay In Dib Loo Furo Wershada U-FRESH Oo Madaxweyne Biixi Amray In Maxkamad La Geeyo?
Wershada soo saarta sharaabada la cabo ee U-FRESH ayaa dib loo furay kadib markii ay xidhnayd saddexdii bilood ee ugu danbeeyay.
Wershadan ayaa waxa xidhay hay’ada tayada oo ku eedaysay inay sharaab caafimaad aanay tayadiis...
Tuesday, March 12, 2019
-
Madaxwayne Geele oo Qaabilay Madaxwaynaha France oo Safar Ku Tagay Jabuuti
Madaxwayne Geele oo Qaabilay Madaxwaynaha France oo Safar Ku Tagay Jabuuti
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 12, 2019
-
Shirkadda DP World Oo Dhaqangelisay Isbedel Ay Ku Samaysay Qiimaha Sarrifka Iyo Culayska Dhaqaale Ee Uu Shacabka Ku Keenayo
Shirkadda DP world ee gacanta ku haysa maamulka dekedda Berbera ayaa ku dhawaaqday inay 12 March hirgelin doonto isbedel ay ku samaysay qiimaha sarrifka ee ay wakhtigan shirkadu isticmaasho.
Warqad wargelin ah oo uu shalay ga...
Tuesday, March 12, 2019
-
Madaxwaynuhu Wuu Cadhaysanyahay Qof Cadhaysanina Dal Ma Maamulo ” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani”
Madaxwaynuhu Wuu Cadhaysanyahay Qof Cadhaysanina Dal Ma Maamulo " Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, March 12, 2019
-
Somaliland:-Masuul La Baxsaday Lacag Malaayiin ah Iyo laamaha Amaanka oo Baadi Doonkiisa Ku Hawlan
Badhasaabka Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi ayaa Xaqiijiyay in Xisaabiyihii gobolku uu la Baxsaday Lacag Dhan Sodon Milyan Oo Ahayd Lacagtii shaqaalaha dawladda ee ka hawl galayay gobolka togdheer,waxaana Uu badhasaabku sheeg...
Tuesday, March 12, 2019
« Previous Page — Next Page »