-
Ciidamo Ka Tirsan Booliska Iyo Socdaalka Somaliland oo Tababaro Loogu Soo Xidhay Mandheera
Ciidamo Ka Tirsan Booliska Iyo Socdaalka Somaliland oo Tababaro Loogu Soo Xidhay Mandheera
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, March 14, 2019
-
Suldaan Madaxwayne Mustafe Cagjar Ku Eedeeyay Inuu U Kala Abtirinayo Bulshada Deegaanka Somalida
Suldaan Cabdiraxmaan Cabdullahi Aw Good Oo Ka mid ah madax-dhaqameedka waawayn ee somaliland ahaana guddoomiye ku xigeenkii shir-guddoominayay shirkii beel-waynta direed ku qabsadeen maagaladda Addis Abba ayaa sheegay in madaxwayn...
Thursday, March 14, 2019
-
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Ka Jeediyey Shir uu Kaga Qayb Galay Wadanka Uganda
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey shir uu kaga qayb galay wadanka Uganda oo uu ku sugan yahay.
Khudbada uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyey shirkaasi oo dhinacy...
Thursday, March 14, 2019
-
Natiijada Kulamadii Xalay Iyo Barcelona Oo Lyon Ku Durdurisay Iyo Liverpool Oo Buyern Munchen Ka Guulaysatay
Kooxaha Barcelona Iyo Liverpool ayaa u gudbay wareega sideed dhamaadka ee tartanka kooxaha Yurub ee Champion League.
Kooxda Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaadhay kooxda Buyern Munchen oo oo garoonkeeda ku ciyaaraysay ka di...
Thursday, March 14, 2019
-
Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Go’aan Adag Oo Ay Wali Ka Taagan Tahay Isticmaalka Diyaarada Boeing 737 Max 8.
Maamulaha shirkada diyaaradaha ee Itoobiya Airlines ayaa codsaday in adduunyadu joojiso isticmaalka diyaaradda nooceeda yahay Boeing 737 MAX 8 ilaa iyo inta laga hubinayo in lagu aamini karo dadka.
Tewolde Gebremariam ayaa arri...
Thursday, March 14, 2019
-
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Wakiil Cusub U Soo Magacaabay Geeska Afrika
Xoghayaha guud ee qaramada midoobay António Guterres ayaa magacaabay wakiil cusub oo u qaabilsanaan doona geeska Afrika.
War ka soo baxay qaramada midoobay ayaa lagu sheegay in xoghaye António Guterres uu magacaabay Parfa...
Thursday, March 14, 2019
-
Taageere Lagu Xukumay Ganaax Isugu Jira Xabsi iyo Xayiraad 10 Sano
aageerihii dhawaan weerarka foolxumada ah u geystay xiddga kooxda Aston Villa ee Jack Grealish ayaa si rasmi ah loo xukumay iyadoo ganaax culus oo dhinacyo badan taabanaya lagu abaalmariyay.
Taageerahan oo ah 27 jir lagu ma...
Wednesday, March 13, 2019
-
Theresa May oo Wajahaysa Dhaleecayn Fool Xun
Xildhibaannada Britain ayaa ka soo horjeedsaday qorshihii u dambeeyay ee dawladdu ay ku doonaysay in looga baxo Midawga Yurub.
Ra'iisulwasaare Theresa May ayaa xaqiijisay in Baarlamaanku ay Arbacada u codayn doonaan in dalka uu M...
Wednesday, March 13, 2019
-
Boqorka Swaziland oo Bedelay Magaca Dalkaasi
Inta badan dadka ku nool dunida ayaanay u suuragelin inay badalaan magaca dal uu leeyahay, hasayeeshee Boqor Mswati ayaa arrintaas sameeyay.
Boqorkan ayaa ka mid ah boqorrada ugu awoodda badan caalamka.
Boqor Mswati sadd...
Wednesday, March 13, 2019
-
Zinedine Zidane oo Dib Ugu Soo Laabtay Kooxa Real Madrid Iyo Wararkii U Dambeeyay ee Ciyaaraha
Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in heshiis laba xili ciyaareed ah uu qalinka ku duugay tababaraheedii hore ee Zinedine Zidane oo dib ugu soo laabtay, kaas oo beddelaya Santiago Solari oo 14 ciyaarood oo kaliya shaqada hayey.
Soo...
Wednesday, March 13, 2019
« Previous Page — Next Page »